Kismaayo: Booliska oo xiray Rag maandooriye ka ganacsanayay,Sawirro

Booliska Magaalada Kismaayo ee Xarunta Maamulka Jubaland ayaa gacanta ku dhigay Rag hubeysay oo ka ganacsanayay Maandooriye.

Raggan oo labo Nin ah ayaa lagu eedeeyay in si qarsoodi ah uga ganacsanayeen Maandooriyaha gudaha Magaalada Kismaayo.

Saraakiisha Booliska ayaa sheegay in Raggan lagu wareejinayo hay’adaha garsoorka si loo horgeeyo caddaaladda islamarkaana sharciga loogu qaado.

Booliska Jubaland ayaa sheegay in ay la dagaallamayaan maandooriyaha noocyadiisa kala duwan ee sida qarsoodiga ah looga ganacsado.

https://scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net/v/t1.15752-9/

https://scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net/v/t1.15752-9/

https://scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net/v/t1.15752-9/

https://scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net/v/t1.15752-9/

Mustaqbal media

Read Previous

Wasiir Cawad: “Shaqa-joojinta wasiir ku xigeenka arrimaha dibaddu waa mid ku eg inta baaritaanku socdo”

Read Next

Madaxweyne Farmaajo oo xilka ka qaaday 5 garsoore kuwo kalana magacaabay