1. Home
  2. DIBADDA/Wararka

Category: JUBBALAND

Al-shabab oo 418; weerar geystay lix bilood gudahood, Warbixin.

Daraasad lagu sameeyay weerarrada Al-shabab  ee dhacay intii u dhaxeysay October 2017 ilaa April 2018 oo ay u dhaxeyso lix bilood ayaa lagu faah faahiyay sida ay u dhaceen iyo meelaha ay ka kala dhaceen.…

Shirka dowlad Goboleedyada oo maanta ka furmaya Kismaayo

Wararka saaka ka imanaya magaalada kismaayo, ayaa sheegaya in a y socota qaban qaabadii u dambeysay ee furitaanka shirka golaha iskaashiga dowlad goboleedyada oo ka qabsoomaya Kismaayo. Guriga martida ee kismaayo waxaa xaadir ku ah…

Sawirro: Michael Keating oo gaaray Kismaayo

Ergeyga gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Michael Keating ayaa gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubada hoose. Michael Keating,ayaa ka qeybgelaya shirka Madaxda dowlad Goboleedyada Soomaaliya oo maanta ka…

Sawirro: Jubaland oo Calanka Federaalka surtay Guriga martida ee Kismaayo

Iyada oo Magaalada Kismaayo maanta uu ka furmayo shirka dowlad Goboleedyada Soomaaliya,ayaa waxaa Maamulkaasi uu Calamada dowlad Goboleedyada ka mamnuucay halka uu ka dhacayo SHirka. Calanka Soomaaliya oo kaliya ayaa la suray meelkasta oo ka…

Shirka Golaha Iskaashiga D.Goboleedyada oo maanta ka furmaya Kismaayo

Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada hoose waxaa maanta ka furmaya shirka Madaxda dowlad Goboleedyada Soomaaliya. Shirkan oo ah kii saddexaad ee ay yeeshaan Madaxweynayaasha dowlad Goboleedyada Soomaaliya ayaa waxaa dhamaadkii bishii la soo dhaafay…

Kusaabsan Dowladda dhexe & Dowlad-goboleedyada

Heerka xal-raadinta siyaasadda iyo dwladnimada Soomaaliyeed haddii uu joogi jiray waddanka dibaddiisa oo ay dhexdhexaadin jireen dad isugu jira shisheeye dan raadis ah iyo sokeeye damac leh, maanta waa ka duwan yahay sidii uu ahaa…

Sawirro: Qaar ka mid ah Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada oo gaaray Kismayo

Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada qaarkood ayaa ku qul qulaya Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada hoose. Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada ayaa waxaa ay ka qeybgelayaan shirka Golaha iskaashiga Dowlad Goboleedyada oo berri ka furmaya Magaalada Kismaayo. Madaxweynihii…

Al-shabab oo guulo ka sheegtay dagaal ka dhacay Gobolka Gedo

Xarakada AL-shabaab ayaa sheegatay in ay guul ka gaartay dagaal ay Ciidamada Itoobiya kula gashay Gobolka Gedo ee Koofurta Soomaaliya. Dagaalka ayey Al-shabaab sheegeen in uu ka dhacay inta u dhaxeysa Buurdhuubo iyo Garbahaarreey. Al-shabaab…

Madaxda dowlad Goboleedyada qaar oo maanta tagaya Kismaayo.

Wararka ka imaanayo Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada Hoose ayaa sheegaya in maanta lagu wado in ay Magaaladaasi gaaraan Madaxda Maamul Goboleedyada Galmudug iyo Hir-Shabeelle. Waxa ay hordhac u yihiin socdaalka Madaxweynayaasha Puntland iyo…

Ciidamada Ammaanka Kismaayo oo Feejignaan la geliyay.

Wararka ka imaanaya Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada Hoose ayaa sheegaya in feejignaan sare la geliyay Ciidamada Ammaanka Jubbaland. Ujeedka ayaa ah Wufuudda Madaxda Maamul Goboleedyada ee la filayo in ay gaaraan Magaalada Kismaayo…