Muqdisho oo laga daahfuray Madasha Afaraad ee Amniga Saybarka Qaranka
Qaar ka mid ah Dadka ku dhaqan Magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa waxaa ay dhigeen Banaanbax ka dhan ah Madaxweynaha Maamulka Jubaland iyo Maamulkiisa. Dadka banaanbaxayay ayaa ku dhawaaqayay ereyo ka dhan ah madaxweynaha…
Madaxweynaha Maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa waxaa uu shalay oo sabti ahayd kulan deg deg ah la qaatay Golaha wasiirrada maamulka Jubaland. Kulanka ayaa looga hadlayay guud ahaan xaaladda degaannada Jubaland,sida amaanka iyo dagaalka…
Madaxweyne ku xigeenka 1aad ee Maamulka Jubaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa maanta ku wajahan Magaalada Garbahaareey oo ay ka taagan tahay xiisad u dhaxeysa Maamulka Jubaland iyo dadka degaanka. Khilaadka u dhaxeeya Maamulka Jubaland iyo…
Wararka Ka imaanaya Degmada Garbahaarey ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in maanta uu ka dhacay Dibadbax rabshado watay oo looga soo horjeeday Maamulka Jubbaland. Dibadbaxa ayaa ka bilawday halka loo yaqaanTaalada kadib waxa uu kusii…
Madaxweynaha Maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa u hambaleeyay madaxweynaha cusub ee Ismaamulka Soomaalida Itoobiya ee shalay la doortay. Axmed Madoobe ayaa sheegay in uu Khadka Taleefanka kula xiriiray Madaxweynaha cusub ugana hambalyeeyay…
Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in ay duqeyb ka geysatay Gobolka Jubada hoose halkaas oo ay sheegtay in ay ku dishay xubno ka tirsan Al-shabaab. War qoraal ah oo ka soo baxay Taliska Ciidanka Mareykanka ee…
Madaxda Maamul Goboleedyada waxaa heysta Culeys Siyaasadeed oo ugu imaanaya Doorashada ka dhaceyso Deegaanada inta badan Maamul Goboleedyada. Doorashada ugu ugu dhow ayaa ka dhaceysa Koofur Galbeed bisha November ee sanadkaan, waxaana soconaya abaabul iyo…
Hoggaamiyihii hore ee aqlabiyadda Golaha Baarlamaanka Dalka Kenya Farax Macallin ayaa sheegay in Dowladda Kenya ay bil kasta dhaqaale siiso Maamulka Jubaland una dheertahay Ciidamo ka socda dowladda Federaalka ah,Burundi,Ciidanka Kenya iyo kuwa Itoobiya. Waxaa…
Bil gudaheed markii 2aad Maamulka Jubaland ayaa xabsiga dhigay islamarkaana masaafurin ku sameeyay taliyayaal Ciidan oo ay dowladda Federaalka ah u magacowday degaannada Maamulka Jubaland. Inkasta oo uu jiro khilaaf u dhaxeeya dowladda Federaalka ah…
Cali Mire Ducaale oo loo magacaabay Taliyaha Nabad sugidda Jubbaland iyo Maxamed Ibraahim oo isna loo magacaabay Taliye ku xigeenka NISA ee Jubbaland ayaa maanta lagu qabtay Garoonka Diyaaradaha ee Kismaayo. Nabad sugidda Jubbaland oo…