1. Home
  2. Banaadir

Category: JUBBALAND

Xoghayaha Rugta Ganacsiga Somaliya oo lagu xiray Muqdisho

Xoghayaha Rugta Ganacsiga Soomaaliya ahna Guddoomiyah Rugta Ganacsiga Maamulka Jubaland, Shaafi Raabbi Kaahin, ayaa lagu xiray Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho. Shaafi,waxaa uu ka soo laabtay shirkii Brussels ee dalka Belgium-ka waxaana xiray…

Al-shabab oo Nin Da’ ah ku toogtay Saakow

Xarakada Al-shabaab ayaa dil toogasho ah ku fuliyay Cali Maxamed Cali oo 51 jir ah,kaas oo lagu soo eedeeyay in uu horay u dilay labo qof. Dilka Cali waxaa ay Al-shabaab ku sheegeen in uu…

Odayaasha Gedo oo Ciidanka Kenya ku eedeeyay Kufsi

Waxgaradka Magaalada Beledxaawo ee Gobolka Gedo ayaa Ciidamada Kenya ee jooga Gobolkaas ku eedeeyay in ay ku kacaan falal kufsi ah. Todobaadkan gudahiisa ayey sheegeen in Ciidamada Kenya ay 5 Haween ah ku kufsadeen gudaha…

Ciidamada Kenya oo dilay mid kamid ah shaqaalaha shirkadda Hormuud

Ciidamada  Kenya ayaa toogasho ku dilay Cabdiraxiin Xasan Cali; oo kamid ahaa Shaqaalaha Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud, waxa uu ka shaqeynayey xarunta deegaanka Dhuuntow oo ka tirsan gobolka Gedo. Ciidamada Kenya ee ku sugan gobolka Gedo…

Maqal: Ciidamada Kenya oo Weerar Ka Geystay Ceelwaaq, isgaarsiintana Jaray.

Sahal Macalin Aadan Gudoomiye ku xigeenka Degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo oo la hadlay Idaacadda Mustaqbal ayaa sheegay in Ciidamada Gaarka ee Kenya ay dil iyo bur-burin ka geysteen Degmadaasi. Ciidamada ayuu sheegay in ay…

Al-shabab oo sheegay in ay maxaabiis ku qabteen dagaalkii Sanguuni

War ka soo baxay Al-shabaab ayaa lagu sheegay ay gacanta ku dhigeen Askar ka tirsan Milatariga Soomaaliya oo shalay ka qeyb qaatay dagaalkii ay Al-shabaab ku qaadeen degaanka Baar Sanguuni. Waxaa ay sheegeen in ay…

Al-shabab iyo Jubaland oo ka hadlay khasaaraha Dagaalkii Sanguuni.

Faah faahin dheeraad ah ayaa waxaa ay ka soo baxeysaa khasaaraha ka dhashay dagaal saaka AL-shabaab ay ku qaadday Saldhig Ciidamada dowladda iyo kuwa Jubaland ay ku leeyihiin degaanka Baar Sanguuni oo 50KM waqooyiga kaga…

Somalia SNA Base is under attack

Reports from Bar Sanguni are claiming that Al-shabab attacked this morning on that base and casualties reported from both sides  . The Attack started as early as 6:00AM, when Al-shabaab hit Front Gate A Truck…

Ciidanka Jubaland iyo Al-shabaab oo ku dagaallamay Sanguuni.

Wararka naga soo gaaraya degaanka Baar Sanguuni ee Gobolka Jubada hoose ayaa sheegaya in Al-shabaab ay weerar ku qaadeen Saldhig Ciidamada dowladda iyo kuwa Jubaland ku leeyihiin degaankaas. Weerarka ayaa waxaa uu ku billowday Gaari…

Wasaaradaha Kalluumeysiga D.Goboleedyada oo xiriirka u jaray midda Federaalka.

War saxaafadeed ay wada jir u soo saareen Wasaaradaha Kalluumeysiga Dowlad Goboleedyada Soomaaliya ayey ku sheegeen in ay hakiyeen wixii xiriir wada shaqeyneed ahaa ee ay la lahaayeen Wasaaradda Kalluumeysiga Dowladda Federaalka ah. Wasiirrada Wasaaradaha…