1. Home
  2. DIBADDA/Wararka

Category: JUBBALAND

Duqaymo ka dhan ah ‘AS’ oo ka dhacay Gobolka Jubada Dhexe

Saraakiil katirsan Ciidanka Dowladd Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in duqaymo diyaaradeed lagu beegsaday Xubno katirsan ‘AS’ oo ku sugnaa deegaan u dhow Degmada Bu’aale ee Gobolka Jubada Dhexe Dowlad-Goboleedka Jubbaland. Duqayntaan waxa ay saraakiishu shaaciyeen…

DG Puntland & Jubbaland oo war kasoo saaray ciidankii maanta dib looga celiyay Muqdisho

War kasoo baxay waqti isku mid ah Dowlad-Goboleedyada Puntland iyo Jubbaland ayaa looga hadlay go’aanka Dowladda Federaalka ay maanta dib ugu celisay Diyaarado waday Ciidamo aad u hubaysan oo kasoo duullay Magaalooyinka Garoowe & Kismaayo.…

DFS oo dib u celisay Ciidankii hubaysnaa ee Siciid Deni & Axmed Madoobe iska soo hormariyeen

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa la sheegay in ay dib u celisay diyaarado waday Ciidamada hubaysan oo kasoo duullay Garoowe & Kismaayo isla markaana hordhac u ahaa Siciid Deni iyo Axmed Madoobe. Daqiiqado kahor inta aan…

Ciidanka Ilaalinaya Axmed Madoobe oo Muqdisho usoo safray

Ciidamada ilaalinaya Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa kasoo ambabaxay Magaalada Kismaayo iyaga oo kusoo jeeda Magaalada Muqdisho maadaama uu uga qaybgalayo shirka Dowladda Federaalka & Mucaaradka. Muqdisho waxaa ka socda diyaargarowga…

Wufuud hordhac u ah Madaxda Dowlad-Goboleedyada Puntland & Jubbaland oo Muqdisho kusoo wajahan

Wufuud hordhac u ah Wafdiga Madaxweyneyaasha Dowlad-Goboleedyada Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni iyo Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa saacadaha soo socda lagu wadaa in ay soo gaaraan Magaalada Muqdisho. Xubnahaan ayaa isugu jira Wasiirro iyo…

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo sheegay in howlgallada ka dhanka ah ‘AS’ lagu dilay ku dhawaad 150 xubnood”

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi oo Warbaahinta la hadlay ayaa faahfaahin ka bixiyay howlgallo muddo todobaad ah ka socday deegaanno katirsan Gobolka Shabeelaha Dhexe ee Dowlad-Goboleedka Hir-Shabeelle. Danjire Axmed Fiqi ayaa…

Danab & Daraawiishta Jubbaland oo xoojiyay howlgallada ka dhanka ah AS

Ciidamada Kumaandooska Danab oo kaashanaya Daraawiishta Dowlad-Goboleedka Jubbaland ayaa xoojiyay howlgallada ka dhanka ah ‘AS’ ee ka socda Gobolka Jubada Hoose gaar ahaan deegaanno Hoostaga Magaalada Xeebta leh ee Kudhaa. Ilo kala duwan ayaa Mustaqbal…

Danab & Daraawiishta DG Jubbaland oo howlgallo ka dhan ah ‘AS’ kawada Jubada Hoose   

Ciidamada Iskaashanaya ee Kumaandooska Danab & Kuwa Daraawiishta Dowlad-Goboleedka Jubbaland ayaa howlgallo ka dhan ah ‘AS’ kawada deegaanno hoostaga Magaalada Xeebta leh ee Kudhaa ee Gobolka Jubada Hoose. Ciidankaan oo si buuxda dib ugu qabsaday…

Ciidanka Dowlad-Goboleedka Jubbaland & AS oo ku dagaalamaya Buurgaabo

Ciidamada Daraawiishta Dowlad-Goboleedka Jubbaland iyo AS ayaa ku dagaalamaya Magaalada Buurgaabo ee Gobolka Jubada Hoose, weerarka ayaa ku billowday Gaari lagu soo raray Walxaha Qarxa sida ay sheegeen ilo kala duwan. Qarax kaddib waxaa si…

Qoysas horleh oo Abaar darteed uga barakacay DG Jubbaland

Qoysas horleh ayaa ka barakacay Deegaanno katirsan Dowlad-Goboleedka Jubbaland kaddib markii ay saamayn taban ku reebtay Abaarta halkaas ka jirta, waxa ay intooda badan aadeen deegaannada laga heli karo biyaha sida ay sheegeen ilo kala…