Baarlamaanka Waqooyi Bari oo ansixiyay qaraar ka dhan ah Maamulka Waqooyi Galbeed
Qoysas Soomaali oo Qaxooti ku ahaa dalka Uganda ayaa loo diiday in ay ka baxaan dalkaasi, una gudbaan xuduudka dalkaasi la wadaago Kenya. Telefishinka NTV Uganda oo Wareysi la yeeshay Qaxootigaasi waxa ay u sheegeen…
Howlgalka Nabad ilaalinta Soomaaliya ee AMISOM Ayaa Qalab Xafiiseed ugu deeqay illaa Shan Xarun Boolis ah oo ku yaalla Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya kuwaasi oo qeyb ka ah Ger gaarka muhiimka ah ee…
Amiirka dalka Dowlada Qater Sheikh Tamim bin Hamad Al Thani ayaa maanta oo Axad ah socdaal lama filaan ah ku tagay magaalada Tehran ee caasimada ah, si uu wada hadal ula yeesho Mas’uuliyiinta sar sare…
Guddooomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cumar finish) ayaa maanta soo saaray wareegto uu ku magacaabayo Agaasimaha waaxda Waxbarashada dowlada hoose ee Xamar. Wareegto ka soo baxday Xafiiska Duqa muqdisho ayaa…
Mudaneyaasha baarlamaanka labaad ee Dowlad Goboleedka Galmudug oo fadhigii ugu horeeyay maanta oo Axad ah ku yeeshaymagaaladda Dhuusamareeb ee Caasimada Maamulkaasi ayaa doortay guddoon ku meel gaar ah. Xildhibaan Xasan Keynaan Xalane oo lagu sheegay…
Dowladda Britain waxay shalay soo saartay Digniin dhanka Socdaalka oo ay uga digtay Muwaadiniintooda in ay u socdaalaan qeybo ka mid ah dalka Kenya iyo Xuduudka Soomaaliya. Warl-qoraal ah oo ka soo baxay Xafiiska Arrimaha…
Dowlad-goboleedka Puntland, ayaa si rasmiya u shaacisay wakhtiga la toogan doono saddexda xukumanayaal ee lagu helay Kiiskii Caa’isha Ilyaas Aadan. Warbaahinta ku hadasha Afka Maamulka Puntland, oo xiganaya Xeer ilaaliyaha guud ee Maamulkaasi Maxamuud Xassan…
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar xooggan oo dagaal yahanada Shabaab ay ku qaadeen Saldhig Ciidamada dowladda ay ku leeyihiin degaanka Sabiid oo u dhow Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha hoose. Sida wararku…
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ayaa maanta oo Sabti ah xaflad duco ah u qabatay Marxuum Danjire Axmed Xaaji Ducaale Cabdullaahi (Axmed Keyse) oo noqday Wasiirkii ugu horreeyay ee beeraha ee Soomaaliya iyo Safiir…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed ayaa booqday dalka Ereteriya muddadii u dhexaysay 10-ka ilaa 11-ka bisha Jannaayo ee 2020, kaddib martiqaad rasmi ah oo uu ka helay Isaias Afwerki. Intii lagu gudajiray booqashada,…