MW Suuriya oo shaaca ka qaaday in ay heshiis dhinaca Amniga ah la gaari doonaan Israa’iil.
Madaxweynaha Maamulka Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula yeeshay wefti uu hoggaaminayo wakiilka gaarka ah ee xoghayaha guud ee qaramada midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Ambassador James Swan. Kulanka uu madaxweynuhu la qaatay…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Caasimadda Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Finish) ayaa Maanta xariga ka jaray dhismaha xarunta Degmada Howl-Wadaag oo dib u dhis lagu sameeyay. Xaruntaan ayaa 2-dii Bishii September ee sanadkii tegay…
Dowladda Iran ayaa sheegtay in sanduuqa madow ee keydiya xogta duulimaadka aysan ku wareejin doonin shirkadda diyaaradda sameysay iyo Dowladda Mareykankaba. Diyaaradan oo ay ku dhinteen dhammaan dadkii saarnaa oo ay tiradoodu gaareyso 176 qof…
Koox bastoolado ku hubeysan ayaa waxaa ay Degmada Hiliwaa ee Gobolka Banaadir ku dileen Guddoomiye waaxeed ka tirsan Maamulka degmadaas. Guddoomiye waaxeedka la dilay oo Haweeney ah ayaa waxaa lagu magacaabayay Nasra Cali Geesood,waxaana ay…
Sarkaal sarre oo ka tirsanaa Daacishta Soomaaliya kaasoo Maxkamadda Ciidamadda ku xukuntay 15-sano oo xarig ah ayaa ku geeriyoodey Muqdisho, habeenimadii Arbacada, 8-dii Janaayo, 2020. Mahad Maxamuud Abuu Yaasiin oo sidoo kale heysta dhalashaada Waddanka…
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Maxamed, ayaa ka horyimid hannaanka loo wado dib u-eegista Dastuurka KMG ah ee Soomaaliya, kadib markii uu sheegay in dowlad goboleedyada dalka aan lagala tashan, dib u-eegista lagu samaynayo qodobada masiiriga…
Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo warqad lagu qoray Luuqada engliishka u diray Beesha Caalamka ayaa Dowladda Faderaalka Soomaaliya ku eedeeyay “faragelin, qalalaaso abuurid iyo qafaalashada nidaamka doorasho ee Galmudug”. Mudaneyaal ka tirsan labada…
Madaxweynaha Maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa warbaahintu su’aal ka weydiisay sababta uu u saxiixi waayay, fulinta xukunkii dilka ahaa lagu riday, saddexdii nin ee lagu helay Kiiskii Caa’isha Ilyaas Aaden. Madaxweynaha oo su’aashaasi ka…
Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Gaashaan ayaa hawlgal qorsheysan ka sameeyay xaafado ka tirsan Degmada Warta Nabadda ee Gobalka Banaadir iyaga oo qarxiyay laba Miino oo kuwa dhulka la galiya ah. Afhayeenka Wasaaradda…
General Stephen Townsend oo ah Taliyaha Ciidamada Mareykanka ee ku sugan qaarada Afrika ee (AFRICOM), ayaa beeniyay war ka soo yeeray Shabaab oo ahaa inuu kamid noqday askartii lagu dilay weerarkii saldhigga Manda Bay ee…