1. Home
  2. Author Blogs

Author: News Editor

News Editor

Daagaal u dhexeeya maleeshiyaad hubaysan oo ka socda Gobolka Galgaduud.

Wararka ka imaanaya deegaanka Miraxlay ee Gobolka Galgaduud ayaa ayaa sheega in halkaasi uu ka socdo dagaal u dhaxeeya laba maleeshiyo Beeleed oo halkaasi wada daga. Dad ku sugan deegaanka Mirxaley ayaa soo sheegaya in…

Al shabaab oo sheegtay in ay dib ula wareegay deegaanka Toora-Toorow.

Al-Shabaab ayaa  Saaka dib ula wareegay deegaanka Tooratoorow oo ahaa saldhiggooda ugu weynaa ee Gobolka Shabeelaha Hoose, kaddib markii ay xalay fiidkii isaga baxeen Ciidankii Kumaandooska Danab ee xoogga dalka. Sida wararku sheegayaan dagaalamayaasha Al-Shabaab…

Kenya:- Dhaqaatiirtii Cuba u dhalatay waa ay nabadqanaan waana soo furanaynaa

Labo Dhakhtar oo u dhalatay dalka Kuuba oo ay Dagaalamayaasha Al shabaab ka soo qafaasheen gudaha dalka Kenya 9 bilood ka hor ayaa la sheegay inay caafimaad qabaan. Shabakadda Wararka ee Oncubanews.com ayaa qortay inay…

Ra’iisul Wasaare Khayre oo kulan la qaatay Wafdi Ka Socda Hey’adda Caafimaadka Adduunka.

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Khayre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda hey’adda caafimaadka adduunka (WHO) oo socdaal shaqo ku yimid dalka. Agaasimaha caafimaadka loo dhanyahay, Dr. Peter Salama iyo waliilka…

Xilliga ay dhacayso doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug oo la shaaciyay.

Guddiga Doorashooyinka Guddoonka Baarlamaanka Galmudug ayaa soo saaray Jadwalka Doorashooyinka Guddoonka Baarlamaanka 2aad ee Galmudug iyaga oo dhammaan 15ka xubnood ee Guddiga ay si wadajir ah u ansixiyeen. Jadwalka ay maanta soo saareen Guddiga Doorashada…

Ciidanka Xoogga dalka oo la wareegay deegaanka Toora-Toorow ee G/Shabeelaha Hoose.

Ciidanka Xoogga dalka ayaa goordhow la wareegay deegaanka Toor-Toorow ee Gobolka Shabeelaha Hoose sida lagu sheegay war ka soo baxay Dowladda Faderaalka Soomaaliya. War goor dhaw lagu daacay Warbaahinta Dowladda ayaa lagu sheegay in Ciidanka…

Wasiirka Gaashaandhiga oo maanta hortagay Golaha Aqalka Sare.

Wasiirka Gaashaandhiga Xukmada Faderaalka Soomaaliya Xassan Cali Maxamed Amardambe ayaa maanta hortagay Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya. Kulanka Aqalka Sare ayaa ajandihiisu ahaa Akhrinta 2aad ee Hindise- sharciyeedka Howlgabnimada, Xaqsiinta iyo Hibooyinka Xubnaha Ciidamada…

Guddiga uu Magacaabay Xaaf oo olole doorasho ka wada Gaalkacyo.

Guddiga uu magacaabay madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa soo saarey jadwal doorasho ay ku cad yihiin doorashada la filayo in ay ka qabsoonto Gaalkacyo. Tani ayaa qayb ka ah jahwareer horleh oo…

Caseeye lagu Dilay Xarunta Gobolka Banaadir.

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dil uu maanta askari ka tirsan ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya Ilmo yar ugu geystay dhismaha xarunta Dowlada hoose ee Xamar. Wararka ayaa sheegaya in askariga dilka geystay uu…

Inta Dhibsata Dhaliisha!

Ayadoo casho loo fadhiyo ayaa wiil aabihiis ku yiri, “Cuntadaada waxbaa ka qaldanee, aabbe horta baranbarada ma isku fiican tihiin?”. Aabihii oo caraysan ayaa wiilkii ku yiri, “aamus waryaa, yaa ku baray akhlaaq xumadaas, ma…