MW Suuriya oo shaaca ka qaaday in ay heshiis dhinaca Amniga ah la gaari doonaan Israa’iil.
Guddiga Doorashooyinka Guddoonka Baarlamaanka Galmudug ayaa soo saaray Jadwalka Doorashooyinka Guddoonka Baarlamaanka 2aad ee Galmudug iyaga oo dhammaan 15ka xubnood ee Guddiga ay si wadajir ah u ansixiyeen.
Jadwalka ay maanta soo saareen Guddiga Doorashada Gudoonka Baarlamaanka Labaab ee Galmudug in 17 Bishaan January ay dooran doonaan Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug ee Afarta sano ee Soo socota.
Halkaan ka aqriso.

