1. Home
  2. Banaadir

Category: ARAGTIDA DADWAYNAHA

MW Aadan Cadde waxa uu ahaa nin aqriska jecel oo Jannaale uga soo lugeeya Muqdisho, si uu u iibsado ama u amaahdo Buugaag uu aqristo

Aabihiina wuxuu ka tirsanaa ciidankii Daraawiishta, markii Sayidkii la jebiyey, ayuu ku soo laabtay degankiisii, wuxuu la kulmay reerkii oo xoolo beelay, wuxuuna noqday qowsaar xoola raac ah, isagoo maalin Geel la jira ayaa Libaax…

Falanqeyn ku Saabsan Go’aammadii Shirkii 6aad ee Golaha Wadatashiga Qaran

Go’aammadii Shirkii 6aad ee Golaha Wadatashiga Qaranka (GWQ) ee 27 Maajo 2023 waxaa ka dhashay doodo kulul oo isugu jira soo dhoweyn, taagero iyo dhalliilo baraha bulshada qabsaday. Waa la soo dhoweeyay go’aanka ka guurista…

Akhriska iyo Aadanaha   

Akhriska iyo Aadanaha.     “اقْرَأْ وَرَبُّكَ الْأَكْرَمُ” Akhrisku ma aha mid ka mid ah baahiyaha dadka, sida ay innoogu sheegaan aqoonyahannadu; ma aha wax la’isaga raaxaysto, sida ay ardaydu u haystaan; mana aha madaddaalo ama…

CCW: NISA Burburkii ka hor iyo ka diba waxa ay ahaan jirtay hay’ad lagu caburiyo laguna cabsi geliyo shacabka & siyaasiyiinta.

Ma ahan mid siloon sooyaalka hay’adda Nabadsugidda Soomaaliya ee (NISA). Burburkii ka hor iyo ka diba waxay ahaan jirtay hay’ad lagu caburiyo laguna cabsi geliyo shacabka iyo siyaasiyiinta. Taasi waxay dhalisay in dad badan ay…

Mahad Salaad iyo Aragtida Dadweynaha!

NISA waa Hay’adda Nabadgeliyada iyo Sirdoonka. Laakiin sannadihii la soo dhaafay qeybta keliya ee howlgalaysay waxay ahayd Sirdoonka, taasna waxaa loo adeegsan jiray dabagalka siyaasiyiinta iyo dadka dawladda ka aragtida duwan. Si taas ka duwan,…

CCW: “Waa fahan qaldan in xilka iyo xafiiska dawladda loo qaato in shakhsi ama reer leeyihiin.”

Masuuliyad akhlaaqi ah ayaa saaran siyaasiga in uu ku hadlo luqadda asluubaysi iyo ikhyaarnimo hadal leh (decency and civility), kana fogaado hadal suuqeedka, iyo wax kasta oo dhiilo iyo colaad hurin kara, ama damqinaya dhaawacyada…

Ilaalada mas’uuliyiinta, Amni sugid mise ismuujin Siyaasadeed?

Masuuliyiinta dowladda heerarkeeda kala duwan ee leh ilaalo kamid ah ciidamada Qalabka sida oo iyaga u gaar ah waxay kor u dhaafayaan Laba kun oo mas’uul oo u dhaxeeya agaasime waaxeed, taliye saldhig, guddoomiye waaxeed…

CCW:- “Xildhibaan kasta madaxiisaa mayrax ugu xiran tahay, waa nin walbow naftaa nabiyow umaddaa.”

Waxaan ahay xildhibaan ku jira 6 Whatsapp group ka billawda kan beesha hoose ee Cayr, ku xiji kan Habargidir, Hawiye, xildhibaannada Galmudug, mid loo bixiyey aayaha Baarlamaanka, kan guud ee Golaha shacabka. Midkoodna hawlihii Golohu…

Loolanka shirkadda Google iyo OpenAI

Shirkadda Google ayaa si rasmi ah u daah-furtay barnaamijkeeda BardAI kaas oo tartan kula jira ChatGBT ee shirkadda OpenAI, ayada oo la xasuusan yahay in todobaadkii hore la sii daayay wajigiisa labaad oo ahaa ChatGBT-4.…

Annaga & Adduunka, Laba arrimood oo dhaqaalaheena saldhig u ah.

Silicon Valley Bank (SVB) oo lagu tirin jiray in uu ahaa mid kamid ah 4-ta Bangi ee adduunka ugu xoog badan ayaa Jimcihii aynu soo dhaafnay albaabada loo laabay kadib markii uu ku dhawaaqay in…