Baarlamaanka Waqooyi Bari oo ansixiyay qaraar ka dhan ah Maamulka Waqooyi Galbeed
Gaariga ugu qaalisan Adduunka waxaa lagu magacaabaa Bugatti ,waxana laga bixiyay lacag gaareysa $19Milyan oo doollarka Mareykanka ah. Nooca hore ee Gaarigaas oo soo baxay Sanadkii 1930kii ayaa lagu iibin jiray lacago aad uga yar…
Dadkaan ayaa Safaf dhaadheer istaagay ayada oo dhaxan iyo roob badan da’ayaan si ay dhiigooda ugu deeqaan wiil yar oo u xanuunsan cudurka halista badan ee Kansarka. Ugu yaraan 5,000 oo qof deeq bixiyaal ah…
Ganacsade da’yar ah oo u dhashay dalka Ingiriiska ayaa iskaga tagay gaarigiisa qaaliga ah oo jooga in kabadan $270,000 kun oo doolar kadib markii uu god hoose oo wadada geeskeeda ah uga dhacay. Waxa uu…
Mülayim Can, oo ah 95 jir u dhashay Dalka Turkiga aya waxaa uu awoowe u yahay dad ku dhow 200 qof oo ah ilmihiisa ilmaha ay dhaleen. Waxaa uu Mülayim Can, ku noolyahay Gobolka Galbeedka Turkiga…
Cilmi baaris uu sameeyay Mac-hadka AICR (American Institute for Cancer Research), ayaa looga hadlay waxtarka uu mooska u leeyahay qofka. Daraasaddan waxaa ay sheegeysaa in Mooska iyo Khudradda isaga la midka ah ay hoos u…
Ugu yaraan 7 Qof ayaa maanta ka soo muuqday maxkamadda Magaalada Nairobi ee dalka Kenya,kuwaas oo lagu soo eedeeyay dambiyo badan. Marka 1aad Nimankan ayaa waxaa ay Taleefan u eg midka Madaxweynaha Uhuru Kenyatta ka…
Ninkaan oo 23 sano jir ahaa ayaaa aabihiis ku dhaawacay maqas uu caloosha ka galgaliyay aabihiis isagoo isticmaalaya lugahiisa. Wiilkaan ayaa horaan u tababarnaa si uu lugahiisa iskugu difaaco maadama uusan laheyn gacmo ninkaan ayaa…
Haweeney Aroos ahayd ayaa u geeriyootay rasaas loo ridayay dabaaldegga Xafladda arooskeeda. Mashaqadan ayaa shalay ka dhacday magaalada Gondar ee Gobolka Amxaarada ee Dalka Itoobiya. Koox dhallinyaro ah oo watay Qoryo ay ugu dabaaldagayeen Arooska…