Baarlamaanka Waqooyi Bari oo ansixiyay qaraar ka dhan ah Maamulka Waqooyi Galbeed
Waxaa jirta xikmad tiraahda haddii aadan rabin in lagu caayo gurigaaga iska fariiso waxna ha qaban. Xigmadaan waxay bedel u tahay in qofkastoo isku daya inuu wax qabto ay dhaliil u imanayso, waana taas tan…
Sharikadda Facebook oo todobaadkii la soo dhaafay u dabaaldegtay sanadguuradeedii 15aad ayaa shaacisay in ay qaadaneyso shaqaale cusub oo ka shaqeynaya Nairobi Kenya. Shaqaalaha ka shaqeynaya Xafiiska Nairobi ay ka fureyso ayaa u kala dhashay…
Dalka Holland siyaasi aad u necbaan jiray dadka Muslimiinta ah kana mid ahaa Xisbiga midigta fog ee dalka Holland ayaa hadda qaatay Diinta Islaamka. Siyaasigan oo lagu magacaabo Joram van Klaveren, ayaa sheegay in uu…
Magaalada Hong Kong, waxaa lagu arkay labo Nin oo u eg Madaxweynayaasha Dalalka Philippines iyo Waqooyiga Kuuriya. Dadka magaaladan ayaa sawirro la gala labadan Nin oo laftooda saaxiibo ah,waxaana ay caan ka yihiin waddooyinka Magaalada.…
Dalka Ingiriiska maalinta berri ee Isniinta ah waxaa laga xusayaa maalinta Xanuunsiga Ingiriiska ,waxaana shaqada aan tageynin shaqaale ku dhow nus malyuun qof. Sanadkii la soo dhaafay shaqaale badan ayaa Taleefan u diray madaxdooda shaqada…
Hadii lamaanaha Ragga ah uu ku fakaraayo in uu sii weyneeyo timihiisa ama uu sii dheereeyo u sheeg in madixiisa oo xiiran ay sii kordhindoonto Wanaag iyo Haybad. Marar badan waxaa loo arkaa raga Madaxa…
21-Oktober-1969, 6 Maalin kaddib dilkii Allaha u naxariistee Madaxweyne Cabdirashiid Cali sharma’arke waxa ka dhacay Jamhuuriyadda Soomaaliya afgenbigii loo bixiyey Inqillaabkii caddaa, oo malaha loola jeeday in aan dagaal loo adeegsan hirgelintiisa, taasina waxa ay…
Norma June Platell, oo 90 jir ahayd , iyo Francis Ernest Platell, oo 92 jir ahaa,ayaa daqiiqado gudahood dhintay waliba iyaga oo gacmaha iska heysta. Lamaanahan oo u dhashay Dalka Australia waxaa ay lamaane ahaayeen…
WhatsApp iyo Instagram ayaa lagu darayaa adeegga Farriimaha ee Facebook,waxaana sidaas shaaciyay madaxa Facebook Mark Zuckerberg , waxaana uu doonayaa in saddexda adeeg ay ka duulaan hal siyaasad oo meel laga wada maamulo si loo…
Mid ka mid ah Amiirrada dalka Sucuudiga ayaa ka qeybgalay Qamaar ama Bakhtiyaanasiib lagu qabtay Magaalada Sharmal Sheekh ee Dalka Masar. Dhaxal Suge Maajid Bin Cabdalla Bin Cabdla Casiis Aala Sucuud ayaa Qamaarka uu ka…