1. Home
  2. DIBADDA/CIYAARAHA

Category: Bulashada

Hindiya: Aroos ay ku baxeyso $100Milyan oo dollar.

Hindiya waxaa ay maalinta berri ah oo ay Taariikhdu ku beegantahay 12-ka December isu diyaarineysaa arooska ugu qaalisan taariikhda inta la ogyahay,waxaana isguursanaya ilmo maalqabeenno. Ninka ka hodmay Saliidda iyo Isgaarsiinta ee lagu magacaabo Mukesh…

Mooshinka sababay Ismaandhaafka!

92 Xildhibaan oo kamid ah golaha shacabka ayaa u gudbiyey guddoomiyaha golaha shacabka soo jeedin xambaarsan 5 eed oo waaweyn, waxa ciwaan looga dhigay ‘Hindisaha Xil ka qaadista Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya’ ereybixintaasi waxa ay…

Wiil yar oo u geeriyooday isaga oo difaacaya hooyadiis oo la kufsanayey.

Wiilkaan yar ee geesiga iskuuleyda ah ayaa feeraha dhaawac ka soo gaarey u dhintay 9 bil ka dib wuxuuna dhaawacu ka soo gaaray  isaga oo la dagaalamaya nin xoogayey hooyada wiilka yar. Wiilka yar ayaa…

Nin 30 Sano, subax kasta Isbitaalka booqda.

Cali Ibraahim Al-Muusa,waxaa uu soddonkii sano ee la soo dhaafay si joogta ah u booqanayay Isbitaalka Magaalada Majaaxa ee Dalka Sucuudiga. Sida ay qortay Al-Carabiya Cali ayaa subax walba la kulma Bukaannada,waxaa uu weydiiyaa xaaladdooda,waa…

Xaafaad ku taala Turkiga oo aan laga ogoleyn Sigaarka

Dadka Xaafad ku taala dalka Turkiga oo go,aan ku gaaray in aan sigaar xaafadooda dhexdeeda lagu cabin dadka dagana eyna caabin kuwa cabana ey joojiyaan. Marka laga tago in sigaar cabistu xaaraam tahay Waxaa jira…

Sirdoonka Nigeria oo xiray Haweeney sheegatay xaaska 1aad ee Buhari

Sidoorka Dalka Nigeria ayaa xabsiga dhigay Haweeney lagu magacaabo Amina Maxamed oo ah Haweeney ka been abuurtay in ay tahay marwada 1aad ee dalka Nigeria. Afhayeen u hadlay Sirdoonka Nigeria ee DSS, ayaa sheegay in…

7 jir $22Milyan oo doollar sanadkii ka sameya Youtube!

Ryan ToysReview, waa Wiil todobo jir ah,waxaa uu  leeyahay Bog Youtube ah,waxaana uu sanadkii ka sameysaa $22Milyan oo doollarka Mareykanka ah. Waxaa uu sameyaa muuqaallo soo jiita ama ay ku xiranyihiin Carruurta,waxa uu sameyaa muuqaallo…

Dowlad u adeegta ummadda oo aan ka adeegan!

Hadalada madaxweynuhu waxa ay leeyihiin rajo iyo yididiilo fiican, markii aan maqlay qeexidda uu siiyey xukuumadda uu dhisayo iyo qaabka uu doonayo in ay u shaqeyso, waxa aan ka fahmay in uu ogyahay xanta iyo…

Hooyo gabadheeda ku iibsatay $3,000 oo dollar, si ay Ubadka kale u quudiso!.

Dalka Afghanistan dadka waxaa ay Gobollada qaar marayaan in ay iibiyaan ubadkooda si ay u nooleeyaan Ubadka intiisa kale. Akila yariiseey, ma oga in la iibiyay, laakiin wax dooq ahba malaha, reerkeedi ayaa macluul y…

Gabar u dhalatay Morocco ayaa saaxiibkeed dishay kaddibna karsatay oo ku qadeysay!.

Falkan waxaa uu ka dhacay magaalada Al Cayn ee Sohdinta Imaaraadka iyo Cumaan, dhinaca Imaaraadka. Gabadhan ayaa saaxiibkeed dishay markii uu u sheegay in uu Gabar kale ka guursanayo Dalka Morocco, 7 Sano ayey saaxiib…