Masar oo markale garab istaag u muujisay midnimada & Xasiloonida Soomaaliya
Laba wiil oo Carruur ah oo dagaalaya ayaan u imid, waa jid dhexdiis, koox kale oo ay caseeyayaal isla yihiin ayaa isku caraadineysa, Iska dhici, dhulka dhigo, madaxa ku dhufo iyo ma inta bariiskaagii cunay…
Taci,waa Bisad ama Mukulaal 7 jir ah oo uu Miisaankeedu xad dhaaf noqday marka la bar bar dhigo heerka Mukulaalaha kale ee caadiga ah. Waxaa uu Miisankeeda gaarayaa 19.2kg, waxaa lagu xannaaneeyaa hadda xarun Xannaanada…
Muwaadin Walba dowladda waxa uga aaddan laba arrimood oo muhiim ah: Taageero & Mucaarad, Taageero marka ay toosan tahay una shaqeyneyso si Wanaagsan! Mucaarad marka ay Qaldan tahay una falgeleyso si xun! Ujeeddada laga leeyahay…
Carwo lagu xannaaneeyo Duur joogta oo ku taalla Magaalada Qaahira ayaa lagu eedeeyay in ay rinji mariso Dameeraha si ay ugu ekaadaan Dameer Farowga uguna mashquulaan dalxiisayaasha. Mahmoud Sarhan, oo ka mid ahaa dadka booqday…