Baarlamaanka Waqooyi Bari oo ansixiyay qaraar ka dhan ah Maamulka Waqooyi Galbeed
Taariikhda dunida waxaa ku badan, Dhacdooyin, sheekooyin iyo shakhsiyaad aan jirin oo la been abuuray sida: King Lier, Robenson Crouse, Carra weelo (Carra weelo waddama badan sida Burundi iyo Portugal isku si ayaa looga sheegaa)…
Muna Cabdulqaadir Yuusuf waa hooyo heysata 5 carruur oo ay ku koriso agoonimo, si ay nolol maalmeedka reerka u raadiso waxa ay subax walba u jarmaadaa goob ay Shaah ku iibiso oo ku taalla nawaaxiga…
Dalka Sucuudiga waxaa laga soo wariyay dhacdo naadir ka ah dalkaas,waana Gabar Gaari ka xadday Goob Gaadiidka la dhigto. Kaamirada qarsoon ee loo yaqaan CCTV ayaa qabatay Gabar xiran dharmadow iyo Indha gashi,taas oo ka…
Hordhac Dhowaan Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wareegto madaxweyne ku magacaabay guddoomiyeyaasha maxkamadaha godoblka Banaadir, derejooyinka 1aad & 2aad, sidaas oo kale waxa uu sidoo kale madaxweyne Farmaajo hore u magacaabay guddooomiyaha maxkamadda sare. Waxa…
Dad tiradooda lagu sheegay 103 qof ayaa ku sumoobay kaddib markii ay cuneen Raashin laga bixinayay xaflad Aroos oo lagu marti qaaday. Booliska Magaalada Bishad Qayed,ee dalka Masar ayaa sheegay in xabsiga la dhigay Aroosaha iyo…
Waxaa ay ahayd Riyo u rumoway Apollo Kinga iyo xaaskiisa Joyce Njoki, kaddib 58 Sano oo ay wada noolaayeen,hadda ayey go’aansadeen in ay Xaflad aroos ah dhigtaan. Guurkoodii ugu horreeyay waxaa la shaaciyay December 11, 1959kii,waxaana markaas ka…
Berigii La sameynayay Xeerka Qoyska ayaa waxaa Guddi loo saaray ay dhiseen Guriga Hooyooyinka. Mid reer Xamar ah oo Guddigii Loo igmaday Mashruucaasi dhismaha Guriga Hooyooyinka ka mid ahaa ayaa markii xariga laga jarayay Halkaas…
Saabiriin Axmed Shariif, waa 12 jir, waxa ay kamid tahay Carruur lagu daryeelo xarunta xannaanada carruurta ee Dr Kadare oo ku taal degmada Boondheere ee magaalada Muqdisho. Hooyadeed waa Naafo, Aabaheed Axmed Shariif (Ahun) waxa…
16; kalkaaliyayaal Caafimaad ah oo ka shaqeeya Isbitaalka Banner Desert Medical Centre ee Gobolka Arizona ee dalka Mareykanka ayaa Uur wada qaaday,taas oo ka yaabisay saaxiibadooda kale ee Isbitaalka Rochelle Sherman, oo ka mid ah…