“iska daaya waa Muwaadin la halgamaya Afkiisa Hooyo”.

Berigii La sameynayay Xeerka Qoyska ayaa waxaa Guddi loo saaray ay dhiseen Guriga Hooyooyinka.

Mid reer Xamar ah oo Guddigii Loo igmaday Mashruucaasi dhismaha Guriga Hooyooyinka ka mid ahaa ayaa markii xariga laga jarayay Halkaas uga warbixiyay Allaha u Naxariistee Madaxweyne Maxamed Siyaad Barre xilli Guddiga iyo Madaxweynuhuba taagan yihiin dhismaha hortiisa.

Kulahaa ” Madaxweyne waxaan Hooyooyinka u suubinay Minin Fiican kaas oo ku yaallaa Dabadaada” (Dabadaada wuxuu ula jeeday Gadaashaada kkkkkkkk

Islamarkiiba waxaa la booday Ninkii reer Xamarka ahaa Ciidanka Ilaalada Madaxweynaha ee Koofiya Casta ah kuwaas oo ka carooday hadalka Ninkaas oo ay u arkeen mid Anshax darro ah Lkn Madaxweyne Maxamed Siyaad Barre ayaa inta ka celiyay ku yiri “iska daaya waa Muwaadin la halgamaya Afkiisa Hooyo”.

Xigasho:- Mataan True Story

Mustaqbal media

Read Previous

Gaas: “ Somaliland,Daacish iyo Al-shahab heshiis ayey ku yihiin dagaalka Puntland”.

Read Next

Madaxweyne Farmaajo oo ka qayb galay Munaasabad lagu dhaariyay Saraakiil.