Baarlamaanka Waqooyi Bari oo ansixiyay qaraar ka dhan ah Maamulka Waqooyi Galbeed
Raadiyuhu weli waa xiddigga ay dad badan ka helaan xogta maalinlaha ah iyo macluumaadka la xiriira waxa kadhacaya adduunka, sida ay shaacisay hay’adda QM Febraury- 2016, 44000 oo xarun Raadiye oo ka howlgasha adduunka oo…
Guddoomiyaha Sharikadda Sushi ee Dalka Japan Kiyoshi Kimura ayaa lacag xad dhaaf ah ku iibsaday hal xabbo oo Kalluun nooca Tuunada loo yaqaanno ah. Ninkan ayaa markii labaad Rikoor cusub ka dhigay iibsiga Boqorka kalluunnada…
Ninkaan oo u dhashey dalka Ruushka ayaa lagu xukumay 25 sano oo xarig ah ka dib markii uu kufsaday sidoo kalana uu dil u geystay gabar yar oo Iskuuley ah. Alexander Altapow oo 30 sano…
Haweeney la qariyay Magaceeda islamarkaana 65 jir ah ayaa Gabar ku dhashay Gobolka Kashmiir qeybta ay Hindiya maamusho. Odaga qaba Haweeneydan oo lagu magacaabo Xaakim Diin, oo 80 jir ah, ayaa Alle ugu mahad celiyay…
Hooyadaan oo ku nool dalka Mareykanka ayaa lagu eedeeyey in ay toogatey gabar yar oo ay dhashey xili gabeedo ay waceysay Booliska degmada si ay ugu sheegto dhibaato xaafada ka heysatay. Svetlana Laurel oo 52…
Hordhac: Maqaalkani waxa uu ku saabsan yahay muranka diblomaasiyadeed ee u dhexeeya Jamhuuriyadda Soomaaliya iyo Dowladda Imaaraadka Carabta, kaas oo si xun u saameeyey howlaha Insaanimo ee dowladda Imaaraadku ka waday magaalada Muqidhso iyo magaalooyin…
Richard Anthony Jones, ayaa dhameystay Xabsi 17 Sano ah oo uu ku muteystay dambi uusan isaga geysan hayeeshee uu galay in ay isu ekyihiin. Maxkamad ku taalla Gobolka Kansas ee Dalka Mareykanka ayaa u xukuntay …
Hooyadaan geesiyada ah ayaa dishey oo nafta dhaafisay Zamile Siyeka oo ka mid ahaa Saddex nin kufsanayaayey gabadha ay dhashey halka ay dhaawac xun gaarsiiday Zolisa Siyeka oo 24 sano jir ah iyo Mncedisi Vuba…
Mid kamid ah ganacsatada Muqdisho ayaa habeen taleefoon ii soo diray, waa Habeenkii Axadda oo Mooshinka kiciyey khilaafka u dhexeeya xukuumadda iyo golaha shacabka ay keeneen 92 xildhibaan oo golaha shacabka ah. Saaxiibkey ganacsadaha ah…