1. Home
  2. Banaadir

Category: Bulashada

Haweeney Masaari ah oo sheegtay in u ka dhintay Jamaal Khashoggi,Sawirro

Wargeyska Washinton Post ee ka soo baxa Dalka Mareykanka ayaa baahiyay sheeko ku saabsan in Wariye Jamaal Khashoggi uu qabay xaas kale. Haweeneydan oo diidday magaceeda oo dhameystiran ayaa Wargeyska Washington Post la wadaagtay Sawirro…

Maxaad ka ogtahay 10ka Furriin ee ugu qaalisan Adduunka ?, Sawirro

Ma rumeysan kartaa in Furriin ay sameeyeen lamaane kaliya ku kacay $3.bbilyan oo doollarka Mareykanka ah? Xaflado aroos oo farabadan laguna bixiyay qarash iyo Hanti badan ayaa ku dhamaada hab niyad jab iyo calaadin ah.…

Hindise-sharciyeedka Golaha Mihnadlayaasha Cafimaadka Qaranka.

Soosaarista iyo meelmarinta xeerka mihnadalayaasha caafimaadku waa mi dkamid ah shaqooyinka ugu muhiimsan uguna baahida badan ee laga sugayo Baarlamaanka Federaalka oo maanta kakooban laba gole, taas oo macnaheedu yahay in hindisidda iyo howsha xeer-sameyntu…

Gabar guur kula ballansaneyd wiil ku dhintay diyaaraddii Lion Air oo sawirro soo bandhigtay

Intan Syari, waxaa ay u alkunneyd Rio Nanda Pratama, waxaana ay ku ballameen in ay dhawaan aqal galaan. Waxaa uu ka mid noqday 189 Qof oo ku dhintay shil diyaaradeed oo 29kii Bishii October ka…

Gabar 23 jir ah oo raadineysa Nin ay sanadkiiba siiso £60,000

Jane Park, oo 23, jir ah, waxaa ay ku guuleysatay Bakhtiyaa nasiib Hal Milyan oo Euro ah, hadda waxaa ay dooneysaa Nin Daacad ah oo ay Sanadkii siiso lacag dhan 60,000 oo Pound.   Waxaa…

Eeyaha UK oo loo tababaray Urinta Duumada,Sawirro

Dowladda UK ayaa sheegtay in Eeyaha Dalkaas loo tababaray in ay uriyaan Cudurka Duumada (Malaria),taas oo ay sheegeen in ay wax badan ka qaban karto la dagaallanka Cudurka. Wasaaradda Caafimaadka ayaa sheegtay in Boqolaal Eeyo…

Nin ay ku xirantahay Killidii 5aad oo nool (Aqriso).

Kenan Hussein Kilic oo ah muwaadin Turki ah ayaa dib u helay howlaha shaqo Keliyo loo xiriiriyay, kadib markii ay shaqo joojiyeen kuwiisa 9-sano jirkiisa. 38-jirkaan ayaa ku guul dareystay in lagu guuleysto Qaliin lagu…

Adis Ababa: Nin Calooshiisa laga soo saaray 120 Musbaar!

Dhaqaatiirta Isbitaalka St. Peter Specialized, ee Magaalada Adis ababa ayaa qalliin ay ku sameeyeen Bukaan Isbitaalka tagay waxaa ay ka soo saareen 120 Musbaar,labo Saliinggo,Labo Istakiin, iyo  Labo Jab oo Bakeeriga Shaahiga ah. Dhaqaatiirta ayaa sheegay…

4 Qodob oo lagu hakin karo wararka been abuurka ah.

Adduunyada waxaa hadda ku badanaya been abuurka iyo in marararka qaar warar dhab ah loo maleeyo been abuur taas oo sababta mashaakil badan. Wararka been Abuurka ah waxaa ay ka sameysmaan afar dhinac oo kala…

Xeer-dejinta hannaanka labada gole (Bicameral system)

Dabayaaqadii 2016; Dowladnimada iyo xukunka madaniga ah ee Jamhuuriyadda Soomaaliya waxa ku soo kordhay hannaanka xeer-dejinta labada gole (Bicameral system) ee Baarlamaanka, Dastuurka KMG ah ee Jamhuuriyadda Soomaaliya oo ergo ka kooban 825 Qof ay meelmarisay…