1. Home
  2. Banaadir

Category: BIYAHA

Hay’adda Xuquuqda Aadanaha HRW oo Israaiil ku eedeysay in tacadiyo xooggan ay ka gaysatay Magaalada Gaza.

Hay’adda u doodda Xuquuqda Aadanaha ee Human Rights Watch (HRW) ayaa ciidanka Israaiil ku eedaysay in dagaalka ka socda Magaalada Gaza laga diiwaangeliyay xadgudubyo badan oo ka dhan ah aadanaha oo ay gaysteen ciidanka Yuhuudda.…

Mareykanka oo sheegay in uu Gaza u diray Gargaar bani aadamnimo.

Mareykanka ayaa ku dhawaaqay in uu Talaadadii uu Gargaar bani aadamnimo u diray Jamhuuriyadda Carabta Masar si looga gudbiyo Marinka Rafax iyada oo loosii gudbinaayo dhinaca Magaalada Gaza. Washington ayaa damacsan in ay iska jeediso…

Xabbad-joojinta Xamaas & Israaiil ay wada-gaareen oo maanta ku siman.

Waxaa maanta oo Isniin ah muddo ahaan ay ku siman tahay 4tii cisho ee xabbad-joojinta ay wada-galeen Xamaas iyo Israaiil si gargaar loogu fasaxo Shacabka go’doonsan ee Falastiin isla markaana maxaabiista labada dhinac ay kala…

Imaaraatka Carabta oo Deegaannada laga qabsaday ‘AS’ ka fulinaya Mashaariic ay kamid yihiin Ceel Biyood.

Safiirka Dalka Isutagga Imaaraatka Carabta ee Soomaaliya Axmed Al-Rumaithi ayaa qallinka ku duugay heshiis Dowladdiisa ay sheegtay in ay ku caawineyso Dowladda Federaalka si mashaariic kala duwan loo gaarsiiyo deegaannada laga qabsaday ‘AS’. Danjire Axmed…

UNICEF & WHO oo ka qaylo-dhaamiyay xaaladda ka taagan Magaalada Gaza.

Bayaan wadajir ah oo kasoo baxay Hay’adaha Caafimaadka iyo daryeelka carruurta u qaabilsan Qaramada Midoobay ee loosoo kala gaabiyo UNICEF & WHO ayay ku muujiyeen sida ay ug xun yihiin dhibaatooyinka ka taagan Magaalada Gaza.…

Hay’adda SODMA oo ka digtay halis ka dhalan karta Roobka Dayrta.

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SODMA gaar ahaan agaasinka u qaabilsan ka digista halis-wadareedka ayaa soosaartay khatarta ka dhalan karta Roobka Dayrta oo curashadiisu ku beegan horrtaanta Bisha Oktoobar oo maalmo kooban ay inaga xigaan.…

UNICEF: 190 Milyan Carruur oo ku nool 10 Dal oo Afrika ah ayaa biyo la’aan & Caafimaad darro heysata!

Sanduuqa Taakulada Carruurta Qaramada Midoobay ee UNICEF ayaa warbixin uu soosaaray Maanta oo Isniin ah waxa uu uga hadlay xaaladda caafimaad darro, biyo la’aanta heysata Carruur ku nool Qaaradda Afrika & dhibaatooyinka kale ee heysata…

Heerkee ayay gaarsiisan tahay Abaarta ka jirta Soomaaliya, Itoobiya & Kenya?

Abaar saameyn taban ku reebtay ku dhowaad 20 Milyan oo ruux ayaa ka jirta Waddamada Soomaaliya, Itoobiya & Kenya, Dadka qaar ayaa u geeriyooday cunno iyo Biyo la’aan halka xoolihii ay dhaqanayeen tarab-tarab u dhammaadeen.…

Heerkee ayay gaarsiisan tahay Abaarta Soomaaliya?

Soomaaliya waxaa ku dhufatay abaar saameyn taban ku yeelatay Dadka iyo Duuntada, Deegaannada ayaa ka daran, Haraadka dad badan waxa uu ku sababay in ay isaga tagaan Guryahooda si noloshooda ay ugu raadiyaan meelaha ay…

Jarmalka oo €20 Milyan ku bixinaya wax ka qabashada Abaarta ka jirta Soomaaliya, Itoobiya & Kenya.

Dowladda Jarmalka ayaa qorsheysay in ay bixiso €20 Milyan oo Yuuro oo u dhiganta ($22 Milyan oo doollar) si wax looga qabto Abaarta ku dhufatay Soomaaliya, Itoobiya & Kenya oo saameyn taban ku reebtay malaayiin…