1. Home
  2. GUDAHA/wararka

Category: Bulashada

Tuugo ku hubeysan Tooreey iyo Bistoolada oo Dadweynaha ku boobaya Suuqyada Muqdisho

Rag u badan Dhallinyaro oo Wata ama saaran Mootooyinka labada Luguud leh ayaa wareegaya suuqyada iyo goobaha ganacsiga ee magaalada Muqdisho, waxa ay u wada socdaan laba laba, waxa ay inta badan sitaan hubka fudud…

Dhalinyaradu ma ahan Mustaqbal Barito marka Soomaaliya la joogo ee waa Mustaqbalka Maanta ?

Oraahda Caan baxday ee dhalinyaradu waa Mustaqbal barito waxaa loola jeedaa in dhalinyarada ay isku diyaariyaan waxyaabihii ay qaban lahaayeen waqtiga soo socda,sababta oo ah Maanta way baxday ama way dhamaatay mana soo laaban doonto…

15 Qodob oo aad ahmiyad ku siin kartid naftaada.

In kasta oo aysan dad badani ku baraarug saneyn hadana ahmiyada naftaadu waa ay fududahay in aad ilaawdid. Dadka ahmiyada siiya naftooda waa dad jecel naftooda awoodna u leh in ay ka mira dhaliyaan waxa…

Daah-furka Inetrnet-ka Faca 4aad (4G)

Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud Telecom waxa ay daah-furtay maanta adeegga Internetka 4G (Faca Afaraad-Fourth Generation) kaas oo aad uga waxtar iyo faa’iido badan 3G & 2G oo ay Hormuud  horay u soo bandhigtay, adeeggan Internet-ka 4G…

Da’da ay Raggu ugu badanyihiin in ay xaasas kale raadiyaan.

Sida daraasado kaladuwan sheegayaan 60% Raga ka waaweyn 45 jirka ayaa u badan in ay raadiyaam xaasas kale oo cusub. Sababta ugu badan ee dadka ku keenta in ay ka tagaan lamaanayaa shooda iyaga oo…

Khilaafka Labada Gole ee Barlamaanka iyo Saamaynta uu kuyeelan karo Furitaanka Kalfadhiga 5-aad.

Khilaafka u dhaxeeya Labada Aqal ee Barlamaanka ayaa soo shaac-baxay bishii september -2018, Madaxweyne Farmaajo ayaa Xilligaas soo jeediyey in halmar lawada  furo Kalfadhiyada Labada Aqal Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Soo jeedintaas  waxaa ka gows adaygay…

Dadka balamaha Jaceylka looga boxo oo noqda kuwo ay ka suusho kalsoonida.

Waxaa jira dhibaatoyin baaxad weyn oo ay la kulmaan dadka looga boxo balamaha jaceylka kuwaasoo ubadan dhaawacyo qalbi iyo in ay ka suusho kalsoonida. Caanshaqa  waxaa uu mara marxalado kala duwan waana mid huwan guul…

5-ta Siyaabood oo aad ku hanan karto qalbiga qofka aad jeceshahay.

Runtii Jaceylku waa wax jira wuxuuna kayimadaa qabiga daacada ah waana dareen qofka kudhasha marka uu arko qof aad u cajabiyay oo uu isleeyahay qofkaan waa qofkii ku haboonaa in aad nolosha la wadaagto hadaba…

Germany: Macalin booqday wadamada ay u dhasheen ardadiisa oo dhan.

Macalinkaan oo lagu magacaabo Jan kammann una dhashay dalka Jarmalka ayaa socdaal dal barasho ah ku soo maray dalal badan si uu bal wax uga soo ogaado dalalka ardada uu wax baro ay ka kala…

Taariikh-nololeedka GS Ismaaciil Cilmi Boqorre

Xildhibaan Cismaan Cilmi Boqorre waxaa uu ku dhashay Gobolka Awdal ee Gobolada waqooyi ee Soomaaliya 1939-dii,halkaas oo deegaan ahaan uu ka soo jeedo,wuxuuna Qur,aanka Kariimka ah uu ku bartay Degmada Boorama iyadoo dugsiga hoose,dhexe iyo…