1. Home
  2. Author Blogs

Author: Mustaqbalsp Mustaqbalsp

Mustaqbalsp Mustaqbalsp

Wargeysyada Caalamka iyo Waxyaabaha ay ciyaaraha ka qoreen.

Kooxda Crystal Palace ayaa dalab 40 Milyan oo euro ah ka diiday kooxda Man United oo ay kaga doonaysay saxiixa daafaca Aaron Wan-Bissaka (Sky Sport). Kooxda Man United ayaa da,yarka Joao Felix u soo bandhigtay…

Man United oo ku dhaw saxixa Jan Oblak.

Kooxda Man United ayaa lagu soo waramayaa in ay ku dhaw dahay saxiixa goolhayaha kooxda Atletico Madrid ee Jan Oblak. Waxaa macquul ah in Atletico Madrid ay weyso suuqaan xidigo muhiim u ah sida Antoine…

Wargeysyada Caalamka iyo waxyaabaha ay ciyaaraha ka qoreen.

Paris Saint-Germain ayaa si aad ah u doonaysa saxiixa daafaca Matthijs de Ligt waxana ay waliba diyaar u tahay in ay xididga u laba jibaarto mushaharka ay Barcelona diyaarka ula tahay (Mirror). Xiddiga kooxda Barcelona…

Edin Hazard oo si rasmi ugu biiray Real Madrid.

Laacibka kooxda Chelsea iyo xulka Belgium-ka Edin Hazard ayaa lagu soo waramayaa in uu si rasmi ah ugu biiray kooxda Real Madrid. Real Madrid ayaa dhammaystirtay saxiixa Eden Hazard, kaasoo ay lacag rikoorka kula soo…

Wargeysyada Caalamka iyo waxyaabaha ay Ciyaaraha ka qoreen.

Kooxda Man United ayaa bartilmaameedsan doonta xiddiga daafaca uga ciyaara kooxda Tottenham ee Kieran Trippier inkasta oo ay ka cabsi qabaan in lagu qiimeeyo lacag badan (Mirror). Kooxda Man City ayaa bartilmaameedsanaysa saddex xiddig oo…

Barcelona oo Spain ka heshay badalka Suarez, Waa kuma?

Kooxda Barcelona ayaa lagu soo waramayaa iney isla horyaalka Spain ka arkootay xidig ay isleedahay waa badalka dhaliyaha dhaawaca uga maqan ee Luiz Suarez waana dhaliyaha kooxda Girona  Cristhian Stuani. Stuani ayaa ka mid ah…

Chelsea oo ku dhawaaqday in Gary Cahill uu kooxda isaga tagay, Yuu ku biiray?

Kooxda Chelsea ayaa si rasmi ah u shaacisay in xidigooda Gary Cahil uu mudo kadib isaga tagay kooxda Chelsea oo uu waayo fiican kusoo qaatay. Daafaca 33 jirka ee reer England ayaa ahaa dookha 4-aad…

DEG-DEG: Reyes oo shil-gaari ku geeriyooday.

War dhawaan kasoo baxay dalka Spain ayaa ku waramaya in xidigii hore ee Arsenal iyo Spain Jose Antonio Reyes uu ku geeriyooday shil gaari oo uu ku galay gudaha dalka Spain. Reyes ayaa waayihiisa ciyaareed…

Wargeysyada Caalamka iyo waxyaabaha ay Ciyaaraha ka qoreen.

Tababaraha Kooxda chelsea ee Maurizio Sarri ayaa ogolaaday in uu noqdo tababaraha Cusub ee kooxda Juventus kadib chelsea waydiistay in ay iska fasaxdo (Goal). Tababare Sarri ayaa agaasimaha kooxda chelsea ee Marina Granovskaia u sheegay…

Bayern Munich oo 80-m ku dooneysa Dybala.

Kooxda kubada cagta ee Bayern Munich ayaa lagu soo waramayaa in aduun dhan 80-m ay ku doonayaan saxiixa xidiga kooxda Juventus iyo xulka Argentina Paulo Dybala. Dybala ayaa ka mid ah xidigaha aadka looga doon…