Baarlamaanka Waqooyi Bari oo ansixiyay qaraar ka dhan ah Maamulka Waqooyi Galbeed
War dhawaan kasoo baxay dalka Spain ayaa ku waramaya in xidigii hore ee Arsenal iyo Spain Jose Antonio Reyes uu ku geeriyooday shil gaari oo uu ku galay gudaha dalka Spain.
Reyes ayaa waayihiisa ciyaareed uso ciyaaray kooxaha Real Madrid,Atletico Madrid,Savella, Arsenal iyo xulka Spain.
Waxaa uu ku geeriyooday da’da 35-jir waayihiisa ciyaareed waxaa uu ku guuleystay 21-koob oo uu kula guuleystay kooxihii uu uso ciyaaray.
