Baarlamaanka Waqooyi Bari oo ansixiyay qaraar ka dhan ah Maamulka Waqooyi Galbeed
Kooxda kubada cagta ee Bayern Munich ayaa lagu soo waramayaa in aduun dhan 80-m ay ku doonayaan saxiixa xidiga kooxda Juventus iyo xulka Argentina Paulo Dybala.
Dybala ayaa ka mid ah xidigaha aadka looga doon doonayo suuqa kala iibsiga ciyaartoyda waxaana uu diirada u saarnaa kooxda Real Madrid waxaana markaan kuso biirtay kooxda Bayern oo u aragta in uu yahay badalka Robben oo koox ka tagayo.
Wargeyska The Bild ee Germalka kasoo baxa ayaa ku waramaya in Bayern ay miiska u saartay Juve aduun dhan 80-m waxaana suuragal ah in Juve ay aqbasho iibinta Dybala.
