Baarlamaanka Waqooyi Bari oo ansixiyay qaraar ka dhan ah Maamulka Waqooyi Galbeed
Waxaa caawa la ciyaari doona finalka koobka xiisaha badan ee Champions League-ga oo ay wada ciyaari donaan kooxaha Tottenham iyo Liverpool. Liverpool ayaa sanadkii labaad oo xirir ah soo gaareysa finalka Champoins League-ga balse waxaa…
Kooxda Barcelona ayaa lagu soo waramayaa in ay raadi neyso badalka Tababare Enresto Valverdi kaa oo kooxda ku fashilay tartanka Champions League-ga xili ciyaareedkii labaad oo xirir ah. Wararkasoo baxaya dalka Spain ayaa ku waramaya…
Kooxda Al Sadd ee dalka Qadar ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday in ay Tababarahoda cusub u magacaabeen halyeeygii hore ee kooxda Barcelona iyo xulka Spain Xavi Harnaandaz oo dhawaan isaga fariistay ciyaarista kubada cagta.…
Waxaa caawa la ciyaari doona finalka koobka xiisaha badan ee Europa League-ga oo ay wada ciyaari donaan kooxaha Arsenal iyo Chelsea. Kooxaha Chelsea iyo Arsenal ayaa markale ku kulmaya tartanka Yurub tan iyo xili ciyaareedkii…
Kooxda kubada cagta ee Benfica ayaa lagu soo waramayaa in ay ku dhawaaqday qiimaha ay ku fasaxeyso xidigooda aadka suuqa looga doon doonayo ee Joao Felix. 19-jirkaan ayaa ka mid ah xidigaha aadka looga doon…
Dhaliyaha kooxda PSG iyo Uruguay ayaa lagu soo waramayaa in uu iska diiday ku biirista kooxda Man United oo dhawaan dalab ka gudbisay wuxuuna sheegay in uu ku qanacsan yahay sii joogistiisa kooxda Paris. 32-jirkaan…
Daafaca kooxda Liverpool iyo xulka Holland Virgil Van Dijk ayaa si rasmi ah loogu magacaabay in uu yahay xidigii ugu fiicnaa Liverpool xili ciyaaredka soo dhamaaday ee 2018/19. Virgil van Dijk ayaa xili ciyaareedkan ku…
Tababaraha Kooxda Chelsea ee Maurizio Sarri aya ogolaaday in uu noqdo tababaraha Kooxda Juventus ee cusub kadib markii uu Pep Guardiola iska diiday dalabkooda (Mirror). Juventus ayaa isku diyaarinaysa in ay xiddigaha Paul Dybala iyo…
Laacibka qadka dhexe ee kooxda Chelsea iyo xulka France N’Golo Kante ayaa shaki la galiyay in uu ciyaarayo finalka tar-tarka Europa League-ga. Kante ayaa seegay kulammadii lagu soo xirayey xilli ciyaareedka horyaalka Premier League sababo…
Kooxda Inter Milan ayaa lagu soo waramayaa iney ku dhawdahay saxiixa weeraryahanka kooxda Roma Eden Dzeko. Sky Sport ayaa ku warameysa in Inter la filayo in hishiiska laacibkaas hore Man City ku dhawaaqaan todobaadka dambe.…