MW Suuriya oo shaaca ka qaaday in ay heshiis dhinaca Amniga ah la gaari doonaan Israa’iil.
Kooxda kubada cagta Liverpool ayaa kuso biirtay dagaalka loogu jiro daafaca kooxda Ajex iyo xulka Holland Matthijs de Ligt. Daafacaan ayaa ka mid ah xidigaha aadka looga doon doonayo suuqa kala iibsiga ciyaartoyda waxaana uu…
Kabtanka kooxda Barcelona iyo xulka Argentina Lio Messi ayaa shalay dhigay rikoor cajiib ah kadib 2gool uu ka dhaliyay kooxda Eibar inkastoo kooxdiisa ay bar-baro gashay. Messi dhaliyay goolka guusha kulankii Levante ee bishii hore…
Kabtanka kooxda Man City Vincento Kampany ayaa lagu soo waramayaa in mudo 11sano kadib uu gabi ahaanba isaga tagay kooxda Man City kadib markii kooxda xili ciyaaredka kula guuleystay sadax koob oo maxali ah. 33-jirkaan…
Kooxda Manchester United ayaa ku fashilantay dalab rasmi ah oo ay ka gudbisay goolhayaha kooxda Ajex Andre Onana. Naadiga reer Englan ee United-ka ayaa raadi neysa goolhayihii badali lahaa goolhaye De Gea kaa oo kusii…
Macalinka kooxda Man City Jose Pep Guardiola ayaa xalay sameeyay rikoor cajiib ah kadib markii uu ku guuleystay koobka faca weyn ee FA CUP. Waa markii ugu horaysay ee ay Man City ku guulaysato Tartanka…
Tababaraha kooxda Man City Jose Pep Guariola ayaa ku gacan seyray dalab oo ka helay kooxda Juventus waxeyna rabtay in ay ka dhigto badalka Allegri oo dhawaan kooxda laga diray. Mas’uuliyiin ka socda kooxda Juve…
Kooxda Arsenal ayaa lagu soo waramayaa in ay war aan u fiicneyn taageerayaasheeda kasoo saartay dhaawicii dhawaan soo gaaray da’yarkooda Robben Foftus-Cheek waxaana lasheehay in mudo ku dhaw sanad uu garoomada ka maqnaanayo. Chelsea wax…
Xidigaha kooxda Real Madrid Marcelona iyo laacibka da’dayar Vinicius Junior ayaa lagu soo waramayaa in gabi ahaanba laga reebay xulka Prazil ee ka qeyb galaya Copa America. Vinicius Junior ayaan bilihii ugu dambeeyay u ciyaarin…
Kooxda Arsenal ayaa lagu soo waramayaa in ay ugu dambeyn shaacisay qiimaha ugu dambeeya oo ay ku fasaxeyso xidigooda Mohamed Elneny oo ka mid ah xidigaha ka tagi kara kooxda xagaagan. Wargeyska The Sun ayaa…
Kooxda reer France ee PSG ayaa lagu soo waramayaa in ay ku raad joogto saxiixa xidigaha kooxda Real Madrid Bale iyo Kroos waxeyna ku dooneysaa aduun dhan 180m. Bale ayaanan ku qanacsaneyn kasii ciyaarista kooxda…