1. Home
  2. GUDAHA/wararka

Category: Bulashada

Maxkamad ku taalla Balanbale oo go’aan ka gaartay Shuruudaha la hordhigo Ragga Guurdoonka ah.

Maxkamad ku taalla Magaalada Balanbale ee Gobolka Galgaduud ayaa go’aan kasoo saartay Jaangoynta Dhaqaalaha lagu bixiyo Arooska oo saameyn taban ku yeeshay Ragga guurdoonka ah. Guddoomiye ku xigeenka Maxkamadda Balanbale Cabdi Haajir oo La hadlay…

Sigaarka nooca electrooniga ah oo la ogaaday in uu ka halis badanyahay sigaarka caadiga ah.

Guud ahaanba sigaar cabista ayaa ah waxa ugu weyn ee sababa dhimashada wadna xanuunka. Hadda waxaa soo baxay cadeymo cusub oo muujinaya sigaarka nooca electarooniga in isagauna uu sababo wadna xanuun aad u daran taasoo…

Dubai: Shaqaale Garoon diyaaradeed oo dib u celin wajahaya markii uu xaday 2 Cambe

Maxkamad ku taalla Magaalada Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta ayaa waxa ay shaqaale ka shaqeynayay Garoonka diyaaradaha Dubai una dhashay Hindiya ku xukuntay dib u celin markii lagu soo eedeeyay in uu xaday labo Xabbo…

Diiq Haweeneydii lahayd ku dilay Australia

Haweeney da’ ahayd ayaa geeriyootay markii uu weeraray Diiq ay lahayd,waxaana ay ku nooleyd koofurta dalka Australia. Xilliga Diiqa weerarayay Haweeneyda da’da ah waxaa ay Ukun ka urursaneysay Sanduuqa ay ku keydiso Ukumaha ay dhasho…

Mareykanka: Nin 36 Sano Xabsi ugu jiray $50 doollar oo lagu wado in la siidaayo

Alvin Kennard, waxaa uu ahaa 22 jir markii la xirayay sanadkii 1983dii, waxaa lagu heystaa oo loo xiray in uu xaday $50.75 oo kali ah. Waxaa lagu helay in uu lacagtaas ka xaday Foorno ku…

Maxkamadda sare ee Bangaladesh oo laashay  shahaaddada Bigranimada Gabdhaha

Maxkamadda sare ee dalka Bangaladesh ayaa maanta laashay mid ka mid ah xeerarka ugu cimriga dheeraa dalkaasi ee dhinaca guurka iyo Haweenka. Maxkamadda ayaa maanta go’aamisay in ay laashay (joojisay) shahaaddada Gabdhaha la siiyo xilliga…

MAGAFE YAASHA SOOMAALIYEED EE TURKEY GA.

Dhaliyarada Afka Turkiga baratay, ee ku nool dalkan Turkigu, waxa ay dadka yimaadda u gaystaan tacaddiyo aan lasoo koobi karin. Tusaale ahaan, Dhakhaatiirta inta ay heshis la galaan ayay dadka dul saaraan lacag, lacagtaas oo…

Qoraalkan yar deggenaan ku akhri.

Eeddaday Jawaahir X. Xuseen Cali, aabbahay ina adeertii, waxa ay geeriyootay 10, Juun, 2019. Adeero Cismaan Cabdillaahi Cali ayaa isna geeriyooday 7, Ogos, 2019. Labadoodaba waxa lagu aasay xabaalaha Halleeya. Meelaha Hargaysa dadka lagu aaso…

Shinni ay dil ku xukuntay UK oo baxsatay iyo Turkiga oo magangalyo u ballan qaaday

Shinni ay Dowladda UK ku xukuntay dil ayaa waxaa ay u baxsatay Dalka Turkiga,waxaana dowladda Turkiga u oggolaatay in inta ka dhiman nolosheeda ay ku dhameysato dalka Turkiga. Shinnidan ayaa ka tirsan qoyska Osmia Avosetta…

Boqorkii Malaysia ee guur dartiis xilka uga degay oo xaaskii iska furay

Oksana Voevodina,oo  27 jir ah iyo , Sultan Muhammad V oo 50 jir ah ayaa kala tagay lix bilood kaddib guurkooda. Sultan Maxamed, ayaa guursaday Haweeneydan Bishii June 2018, laakiin waxaa si rasmi ah loo…