MW Suuriya oo shaaca ka qaaday in ay heshiis dhinaca Amniga ah la gaari doonaan Israa’iil.
Gaariga ugu qaalisan Adduunka waxaa lagu magacaabaa Bugatti ,waxana laga bixiyay lacag gaareysa $19Milyan oo doollarka Mareykanka ah.
Nooca hore ee Gaarigaas oo soo baxay Sanadkii 1930kii ayaa lagu iibin jiray lacago aad uga yar midda naqshadda cusub lagu iibinayo.
Gaarigii hore ee Bugatti Chiron, ee la adeegsan jiray 1930kii ayaa hadda dib loogu yeeray magac ahaan, laakiin aad ayuu uga qurux badanyahay.

La Voiture Noire, oo ah Nooca cusub ee Gaarigan laguna beddelayo Bugatti , ayaa kaliya laga iibinayaa dadka hantiilayaasha ah ama ka bixi kara bixinta lacagtaas.

Gaarigan cusub waxaa uu leeyahay awoodda ay leeyihiin 1,500 Faras,Matoorka ama Injiinka Gaarigan kaliya waxaa uuu joogaa $3Milyan oo doollar.
