Baarlamaanka Waqooyi Bari oo ansixiyay qaraar ka dhan ah Maamulka Waqooyi Galbeed
Ninkaan oo 23 sano jir ahaa ayaaa aabihiis ku dhaawacay maqas uu caloosha ka galgaliyay aabihiis isagoo isticmaalaya lugahiisa.
Wiilkaan ayaa horaan u tababarnaa si uu lugahiisa iskugu difaaco maadama uusan laheyn gacmo ninkaan ayaa ahaa ciyaaryahan u ciyaarey Wales uguna qeyb galay ciyaaro caalami ah.

Ninkaan dhibka geystay ayaa waxaa u wehliya naafa nimada xanuuno kale aabihiis ayaa u sheegey qaadiga maxkamada wiilkan la saarey in uuna dhib u arkin dhibka wiilkiisu gaarsiiyay lakiin uuu ka fakarayo sidii wiilkiisu uu u wanaagsanaan lahaa oo kaliya.

Wiilkaan dhaawaca gaarsiiya aabihiis ayaa lugahiisa u isticmaala waxyaabo badan sida in uu ku qubeysto iyo in wax ku cuno.
Aabaha ayaa isku dayayay markii dhibku dhacay in uu ku canaanto wiilka in uu ku iska dhigo hub uu lugta ku waday kaas oo uu dhib ku geysan karay.
Wiilkan ayaa la sheegey in uu dhibane u yahay isku buuq dhanka maskaxda ah oo uu sababay guriga cidla joog heystay waxaana sidoo kale lagula taliyay waalidka in ey wax shaqo ah u raadiyaan oo ka maaweelisa cidlada guriga ku heysta ee ku keentay dabeecadaha qalafsan.
Isha Dailymail.
