1. Home
  2. DIBADDA/CIYAARAHA

Category: SAXAAFADDA

Eraybixinta Soomaaliga

Eraybixin waxaa ula jeedaa marka fikir, tab ama walax af ama dad aan Soomaali ahayni ay sidaan la isku dayo in loo helo af Soomaali. Eraybixin waxay noqon kartaa eray af Soomaaliga ku jira oo…

Maxaa looga hadlay kulanka madaxda Ururada saxaafadda & Madaxweyne Farmaajo?

Kulankan oo ay kaqaybgaleen madaxda Ururada saxaafadda ee SOMA, NUSOJ, SWJ & FESOJ waxa uu kusaabsanaa Xeerka Warbaahinta Jamhuuriyadda Soomaaliya oo ay ururada Warbaahintu muujiyeen in uu u baahan yahay tifaftir iyo qaabeyn kusaabsan nuxurka,…

Shaqo Bannaan: Soosaare xirfadle ah-Professional producer-& Webmaster & Social Media Manager

Mustaqbal media oo kakooban Xarun Raadiye, Degital Tv iyo Webiste, waxna ku baahiya Baraha kaladuwan ee Bulshada  waxa uu kamid yahay Warbaahinta xirfad yahanka ah ee Soomaaliya, xaruntiisa weyn waxa ay kutaal Muqdisho Faahfaahin Shaqada…

Uj: Shaqo Bannaan- CAMERAMAN/WOMEN & VIDEO EDITOR

Mustaqbal media oo kakooban Xarun Raadiye, Degital Tv iyo Webiste, waxna ku baahiya Baraha kaladuwan ee Bulshada  waxa uu kamid yahay Warbaahinta xirfad yahanka ah ee Soomaaliya, xaruntiisa weyn waxa ay kutaal Muqdisho Faahfaahin Shaqada…

Halis caafimaad oo ay la kulmi karaan Wariyayaasha ku carara goobaha qaraxyada

“Suxufi ahaan ujeedadaadu waa helidda Xog, Sawirro iyo wax sheekadaada xaqiijin kara, Wariyayaasha waxaa ay la kulmaan dhibaato kala duwan xilliyada qaraxyada” Bruce David Martin oo ka shaqeyn jiray WWOR-TV. khasaaraha waxa ay ula sinnaan…

Maxaa ka dhexeeya Kenya & Axmed Madoobe?

“Ma jirto aragti Kenya ku xireysa Axmed Madoobe marka laga reebo xaqiiqada ah  in uu yahay qofka ugu wanaagsan ee dhinacaas ka dammaanad qaadi kara nabadgelyadeena, taasina waa danteena, Arrintu waxa ay xiriir la leedahay…

Shirka Sanadlaha ah ee Guddiga fulinta SOMA oo maanta ka furmay Muqdisho.

Shirka sanadlaha ah ee guddiga Fulinta SOMA oo ay kaqaygelayaan ergooyin ka  kala socda Muqdisho, KGS, Jubbaland, Puntland, Hirshabelle iyo Galmudug ayaa maanta kafurmay magaalada Muqdisho. Shirka oo socon doona muddo 2 maalin ah ayaa…

Shaqo: codeeyayaal aan joogto ahayn

Mustaqbal media oo kakooban Xarun Raadiye, Degital (Webiste & Social media), waxna ku baahiya Baraha kaladuwan ee Bulshada waxa uu kamid yahay Warbaahinta xirfad yahanka ah ee Soomaaliya, xaruntiisa weyn waxa ay kutaal Muqdisho Kaalinta:…

Shaqo Bannaan: TIFAFTIRE MUUQAAL/ VIDEO EDITOR

Mustaqbal media oo kakooban Xarun Raadiye, Degital Tv iyo Webiste, waxna ku baahiya Baraha kaladuwan ee Bulshada  waxa uu kamid yahay Warbaahinta xirfad yahanka ah ee Soomaaliya, xaruntiisa weyn waxa ay kutaal Muqdisho. Faahfaahin Shaqada…

Sooyaalka Abwaan Singub 1944-2019

Abwaan Maxamuud C/laahi Ciise Singub Alle ha janneeyo , sannnadkii 1944 ayuu ku dhashay deegaanka Dhagaxbuur , gobolka Jarar ee dhulka Soomaali galbeed , halkaasi ayuu muddo ka ahaa Geeljire markii uu kacaamay sidoo kalena…