Baarlamaanka Waqooyi Bari oo ansixiyay qaraar ka dhan ah Maamulka Waqooyi Galbeed
Mustaqbal media oo kakooban Xarun Raadiye, Degital Tv iyo Webiste, waxna ku baahiya Baraha kaladuwan ee Bulshada waxa uu kamid yahay Warbaahinta xirfad yahanka ah ee Soomaaliya, xaruntiisa weyn waxa ay kutaal Muqdisho
Faahfaahin Shaqada Bannaan
Mustaqbal Waxa ay raadineysaa xirfadle isku ah CAMERAMAN/WOMEN & VIDEO EDITOR ( FILM QAADE- TIFAFTIRE MUUQAAL/, lehna astaamaha hoose ku xusan
Afafka
Afka Soomaaliga oo ah salka iyo aaladda aan wax ku gudbino Qoraal, Maqal iyo Muuqaalba waa in uu/in ay si dhammeystiran u fahmo ugna hadli karo qoraal iyo Maqal labadaba.
English & Carabi midkood waa humiim
Maxaa looga baahan yahay oo dheeri ah
- CV (Sooyaal)
- Xaashida katalabixinta shaqaaleysiinta
Emailka Codsiga (CV & All documents) ku dir:
