Shaqo Bannaan: Soosaare xirfadle ah-Professional producer-& Webmaster & Social Media Manager

Mustaqbal Media is an independent & profit oriented Media company, registered by Somali federal government Ministries of Telecommunication and Information

Mustaqbal media oo kakooban Xarun Raadiye, Degital Tv iyo Webiste, waxna ku baahiya Baraha kaladuwan ee Bulshada  waxa uu kamid yahay Warbaahinta xirfad yahanka ah ee Soomaaliya, xaruntiisa weyn waxa ay kutaal Muqdisho

Faahfaahin Shaqada Bannaan

Kaalimaha: 2

  1. Soosaare xirfadle ah (Professional producer)
  2. Webmaster & Social Media Manager

Mustaqbal Waxa ay raadineysaa xirfadlayaasha kala ah Soosaare xirfadle ah (Professional producer) & Webmaster & Social Media Manager

Xirfadda & Aqoonta

  1. Afka Soomaaliga oo ah salka iyo aaladda aan wax ku gudbino Qoraal, Maqal iyo Muuqaalba waa in uu/in ay si dhammeystiran u fahmo u Qoro uguna hadli karo qoraal iyo Maqal labadaba, sidaas oo kalana waa in uu wax ku turjumi karo Afafka English iyo Carabi midkood
  2. Kaalinta Webmaster & Social Media Manager qofka soo dalbanaya waa in uu English si fiican ugu hadlo qoraal iyo ku hadal labadaba, islamraakana aqoon iyo waaya-aragnimo u leeyahay adeegsiga iyo horumarinta Baraha Bulshada.

Maxaa looga baahan yahay oo dheeri ah

  1. CV (Sooyaal)
  2. Codsi ama Arji muujinaya Shaqada uu/ay codsanayo
  3. Xaashida katalabixinta shaqaaleysiinta

Emailka Codsiga (CV & All documents) ku dir

info@mustaqbalradio.net

CC: Mustaqbalfm@gmail.com

Halkan ka aqri Faahfaahinta shaqada oo dhan

Shaqo-bannaan-Soosaare xirfadle ah (Professional producer) & Webmaster & Social Media Manager

General Editor

Read Previous

Iran oo diiday in ay wareejiso sanduuqa madow ee keydiyay xogta diyaaradii burburtay.

Read Next

Cumar Finish oo Xariga ka jaray dhismaha cusub ee Xarunta degmada Howl-wadaag.