Shiinaha oo sheegay inuu garab taagan yahay ilaalinta Midnimada iyo Madaxbannaanid Soomaaliya
Hordhac: Maqaalkani waxa uu ku saabsan yahay muranka diblomaasiyadeed ee u dhexeeya Jamhuuriyadda Soomaaliya iyo Dowladda Imaaraadka Carabta, kaas oo si xun u saameeyey howlaha Insaanimo ee dowladda Imaaraadku ka waday magaalada Muqidhso iyo magaalooyin…
Mid kamid ah ganacsatada Muqdisho ayaa habeen taleefoon ii soo diray, waa Habeenkii Axadda oo Mooshinka kiciyey khilaafka u dhexeeya xukuumadda iyo golaha shacabka ay keeneen 92 xildhibaan oo golaha shacabka ah. Saaxiibkey ganacsadaha ah…
Laga soo billaabo sanadkii 2014, dekedda Muqdisho waxaa ka taagan muran iyo is faham xumo u dhexeysa dhinacyada kala ah Wasaaradda gaadiidka, Dekdedda, ganacsatada wax ka dhoofisata kana soo degsata dekadda iyo gaadiidleyda suuqyada u…
Xog-hayaha ururka suxufiyiinta qaranka Maxamed Ibraahim Macalimuu oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ururka suxufiyiinta qaranku uu aad uga walaacsan yahay sida xukuumaddu ula dhaqanto saxaafadda iyo shaqaalaheedii, waxa uu…
Mac-hadka Global Firepower oo ka faallooda awoodda ciidamada iyo dagaalka ayaa daabacay warbixintiisa sanadlaha ah oo ku saabsan 12ka ciidan ee adduunka ugu xoogga badan sanadka 2018, sida lagu sheegay warbixinta mac-hadka xoogga ciidanka waddamada…
Gobolka Geeska Afrika waxa loola jeedaa Juquraafi ahaan Dhulka qalalan ee dhaca inta u dhexeysa galbeedka Badda cas iyo gacanka cadmeed una yaal sida geeska oo kale, sidaas marka loo dhigo waa qeexitaan kulminaya 4…
Si sheeko wareed u noqoto mid ku habboon in la baahiyo waxa ay u baahan tahay in ay war iyo wax lasheego tahay, haddaba Waa maxay War? Jawaabta Su’aasha “Waa maxay war” waxa ay noqon…
Madax kamid ah xukuumadda Soomaaliya iyo maamulka gobolka Banaadir iyo dadweyne badan ayaa kaqaybgalay xuska iyo ducada muwaadiniintii Soomaaliyeed ee ku geeriyootay Qarixii 14-Okt-2017 kadhacay isgoyska Zoobe ee KM5 magaalada Muqdisho Wasiirka koowaad ee xukuumadda…
Tababarka bedqabka suxufiyiinta oo ay kaqaybgaleen 12 suxufi oo ka kala socday 8 xarun warbaahineed ayaa lagu qabtay Hotelka Aljazeera waqooyiga magaalada Galkacyo ee Puntland, waxa uu ahaa tababarkii 5aad oo kusaabsan bedqabka suxufiyiinta oo…