Shaqo Bannaan

Mustaqbal media oo kakooban Xarun Raadiye, Degital Tv iyo Webiste, waxna ku baahiya Baraha kaladuwan ee Bulshada  waxa uu kamid yahay Warbaahinta xirfad yahanka ah ee Soomaaliya, xaruntiisa weyn waxa ay kutaal Muqdisho

Faahfaahin Shaqada Bannaan

Mustaqbal Waxa ay raadineysaa qofka leh Astaamaha sare islamarkaana buuxin kara Kaalinta SOOSAARE/JEEDIYE, Raadiyaha iyo telefeshinkaba.

Afafka

Afka Soomaaliga oo ah salka iyo aaladda aan wax ku gudbino Qoraal, Maqal iyo Muuqaalba waa in uu/in ay si dhammeystiran u fahmo ugna hadli karo qoraal iyo Maqal labadaba.

Maxaa looga baahan yahay oo dheeri ah

  • CV (Sooyaal)
  • Xaashida katalabixinta shaqaaleysiinta
  • Warqad muujineysa dhigashada jaamacadda iyo maaddada (Dadka weli kujira Jaamacadda)

Qofka soo codsanaya shaqadan isaga oo kashaqeynaya shaqo kale waa in uu wato xaashiada shaqo-,kategidda iyo warqadda katalo-bixinta shaqaaleysiintiisa oo leh astaan iyo xiriirka xaruntiisa shaqada.

Qofka soo codanaya kaalintan ee weli dhiganaya Jaamacadda waxa looga baahan yahay in uu soo raaciyo Warqad muujineysa dhigashada jaamacadda iyo maaddada.

Emailka Codsiga (CV & All documents)

info@mustaqbalradio.net

Mustaqbal

Halkan ka aqri Faylka oo PDF ha

Shaqo Bannaan_Mustaqbal

______________________________

 

General Editor

Read Previous

Askari Bajaajle ku dilay Muqdisho oo la qabtay

Read Next

Shaqaalaha Soomaalida ee ka shaqeeya Xerada Xalane oo loo diiday in ay shaqo galaan,Sawirro