1. Home
  2. DIBADDA/CIYAARAHA

Category: FAALOOYINKA

Go’aanka Golaha Wasiirada ee Burinta Heshiisyada Imaaraadka iyo Saameynta Juqurafi-Siyaasadeedka!

Go’aanka taariikhiga ah ee ka soo baxay Golaha Wasiirada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya taariikhdu markay ahayd 12-ka Janaayo 2026, waa mid beddelaya wajiga siyaasadda arrimaha dibadda iyo amniga qaranka ee Geeska Afrika. Go’aankan, oo si toos…

Maxay ahaayeen Su’aalaha ku adkaaday in uu ka jawaabo Guddoomiyaha Xisbiga Waddani ee Somaliland kaas uu ka qaaday Aljazeera?

Guddoomiyaha Xisbiga Talada Somaliland haya ee Waddani, Xirsi Cali Xaaji Xasan oo la hadlay Teleefishinka Aljazeera ayaa ka jawaabi waayay dhowr su’aal sababo la xiriira cilaaqaadka ay ka danaynayaan Israa’iil in uu la yeesho Maamulkiisa.…

Heerarka uu maro fal-dembiyeedku!

Si guud xeerka ciqaabtu (Criminal Law) waxaa uu tilmaamaa dhammaan Xeerarka Ciqaabta ee loo dejiyo si loo dhowro loona joogteeyo bedqabka Nolosha Muwaadiniinta, xeerarkaas ciqaabta ee la dejiyo waxa ay xeeqaan dembiyada islamarkaasna waxa ay…

Jaamac Qaalib: Isagoo aan dugsi Quraan, iskuul iyo jaamacad dhigan ayuu noqday bare jaamcadeed

Jaamac Maxamed Qaalib ayaa sannadkii 1933-dii ku dhashay Deegaanka Dhoodi-gaban ee gobolka Sanaag. Wuxuuna booliiska ku biiray bishii April sannadkii 1955kii. Sannadihii 1956kii ilaa 1957kii, waxa uu tababarro ku qaatay Machadkii Tababarrada ee Sheekh, ka…

Maxaa kadhasha si xun u maamulidda Marxaladaha kalaguurka?

Marxaladda kalaguurku waa mid kamid ah xilliyada ugu halista badan ee sababtay miihanowga iyo deganaansho la’aanta siyaasadeed ee ku habsaday Dalal  kamid ah Ameerika, Afrika iyo Aasiya kaddib markii ay xukuumadaha xilligoodu dhammaaday u maareyn…

Dagaaladii Carabta & Israa’iil iyo yaan lagaaga hormarinta maanta!

Dowladaha Carabta ayaa maanta u kala ordaya in ay xiriir wanaagsan la yeeshaan maamulka Israel ama Yuhuuda taas oo uu gadaal ka riixayo Madaxweynaha Maraykanka Donald J Trump, isaga oo ku guulaystay in uu heshiis…

Wax ka ogw Wasaarada Tamarta iyo Khayraadka Biyaha

Wasaarada Tamarta iyo Qeyraadka Biyaha sida la ogyahay sooma saarto Tamar (Koronto) ma qeybiso (lack for electrical grid and electrical transmission) mana gado (fix the price). Si kale hadaan u dhigno wasaaraddu ma bixiso adeegyadii…

Khilaafka Labada Gole ee Barlamaanka iyo Saamaynta uu kuyeelan karo Furitaanka Kalfadhiga 5-aad.

Khilaafka u dhaxeeya Labada Aqal ee Barlamaanka ayaa soo shaac-baxay bishii september -2018, Madaxweyne Farmaajo ayaa Xilligaas soo jeediyey in halmar lawada  furo Kalfadhiyada Labada Aqal Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Soo jeedintaas  waxaa ka gows adaygay…

Waxaa la soo gaaray waqtigii shacabku guran lahaayeen miraha Sharciga Isgaarsiinta (MAQAAL)

Q. Eng Cabdi Cashur Xasan* Labo sano ku dhowaad ayaa laga joogaa markii xukuumad iyo wasaarad ahaanba aan xilka la wareegnay, sidoo kale sanad iyo bar ayaa laga joogaa markii uu Madaxweynuhu saxiixay Sharciga Isgaarsiinta…

Sooyaalka Khilaafka siyaasadeed ee Laamaha Fuinta iyo xeerdejinta Soomaaliya

Laga billaabo 2000-2016 afar xukuumadood oo soomaray  dalku waxa ay la kulmeen khilaaf  kadhexdhalanayey laanta fulinta oo ku dhammaanayey in la eryo wasiirka koowaad, sidaas awgeed afartii madaxweyen ee xukuumadahaasi waxa uu mid walba magacaabay…