1. Home
  2. GALMUDUG

Category: FAALOOYINKA

Wasiir Bayle iyo Boqorka  Bangiga Dhexe

Mac’had la yiraahdo ( Overseas Development Institute ) lagana leeyahay Boqortooyada Ingrisiiska  ayaa loo xil saaray kala saarista iyo kala reebidda ku dhawaad 150  qof oo dalbaday shaqadii ay dawlada Soomaaliya ku xayaysiisay warkays Ingriiska…

Dowlad u adeegta ummadda oo aan ka adeegan!

Hadalada madaxweynuhu waxa ay leeyihiin rajo iyo yididiilo fiican, markii aan maqlay qeexidda uu siiyey xukuumadda uu dhisayo iyo qaabka uu doonayo in ay u shaqeyso, waxa aan ka fahmay in uu ogyahay xanta iyo…

4 Qodob oo lagu hakin karo wararka been abuurka ah.

Adduunyada waxaa hadda ku badanaya been abuurka iyo in marararka qaar warar dhab ah loo maleeyo been abuur taas oo sababta mashaakil badan. Wararka been Abuurka ah waxaa ay ka sameysmaan afar dhinac oo kala…

Waa maxay War?

Jawaabta Su’aasha “Waa maxay war” waxa ay noqon kartaa, War waa wixii cusub; waa waxa xilligaas la joogo dhacaya, haddii aad eegto/fiiriso sida Qaamuusku u qeexayo War waa “Warbixin kusaabsan dhacdo taagan ama xog aan…

Dadka ku dhintay weerarrada argagixisada Caalamka 4tii Sano ee la soo dhaafay.

Qaramada Midoobey ayaa 21-ka August u gooni yeeshay maalinta Xusuusinta dhibanayaasha dadka ay waxyeelada u geysteen waxa loogu yeero Argagixisada, Golaha Guud ayaa ansixiyay Qaraarkaan oo lambarkiisu yahay 72/165. Waxaa lasoo bandhigayaa maalintaas Weerarada ay…

Somaliya waa Dal Ciidan la’aan ah,Foreign Policy

Qarmada Midoobay iyo dalalka reer Galbeedka waxa ay marwaliba sheegaan iney ka go’antahay dhisida Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed, balse waa waxba kama jiraan, sidaasi waxaa lagu yiri Maqaal lagu daabacay Wargeyska Foreign Policy. Todobaad ayaa laga…

Kusaabsan Daacish?

Dowladda Islaamiga ah ee Ciraaq iyo Shaam, ama  الدولة الإسلامية في العراق والشام, Shaam waa magac loo yiqiin dhul weyn oo kamid ahaa bariga dhexe, waxaana kamid ahaa dhulkaas dhulka dowladda Suuriya,  marka la soo gaabiyana…

Isbeddelka Itoobiya & Is-muquuninta Qowmiydaha

Isbeddel ku cusub Xukunka iyo dhaqan-siyaasadeedka Itoobiya, laganayaabo in uu halistiisa yeesho ayaa hadda ku socda qaabkii ay Itoobiya u dhisnayd, kuna ahayd dowlad islaweyn muddo dheer, jabhadda xoreynta dadka Tigree oo la aasaasay sanadkii…

Reerkii Layli Dhaansada Haamuhuu Ka Laayaa!!

Gobolada dhexe ee dalkeena; B/weyne, Dhuusamareeb iyo Galkacyo mar waxa ay ahaayeen meel jabhadaha iyo xasaraduhu ku badan yihiin, oo u lagu tiriyo keenadiid ama dad aan ogoleyn in la xukumo, gaar ahaan xukunka dhegeyso…