Masar oo markale garab istaag u muujisay midnimada & Xasiloonida Soomaaliya
Dowladda Kuwait ayaa dhiggeeda Iiraan ku eedeysay in ay beegsatay oo khasaara xooggan gaarsiisay Warshad dhalisa Korontada isla markaana sifaysa Biyaha Badda oo dalkaas laga cabbo sida ay ku warranta. Wasaaradda Korontada, Biyaha iyo Tamarta…
AUN Maxamuud Cabdi Cali Ducaale oo kamid ah Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee waqtiga dheer shaqaynayay ayaa xalay ku geeriyooday Magaalada London ee Caasimadda Boqortooyada Ingiriiska. Marxuumka ayaa kasoo shaqeeyay Warbaahin kala duwan sida BBC, Radio Muqdisho…
Maraykanka ayaa sheegay in Maraakiibta ka gudubta Marinka hormuz in ay safarkooda sii wataan isla markaana ay dhankooda sameeyeen howlgallo culus oo ka dhan ah Iiraan si uu ku warramay Afhayeenka Taliska Dhexe ee Ciidanka…
Khudbaddii ugu dambaysay ee Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump uu jeediyay waxa uu si weyn ugu weeraray nidaamka Doorashada Dalkiisa, Madaxdii ka horreysay, Warbaahnta iyo Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha. Madaxweyne Donald Trump ayaa bannaanka keenay eedeymo culus…
Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Kenya, Rigathi Gachagua ayaa xisbigiisa DCP (Democracy for Citizens Party) waxa uu guul aad u weyn isla markaana dhalisay hadal hayn Bulsho & Culays Siyaasadeed ka gaaray Kursi Baarlamaan uu…
Cabdikariin Cabdullaahi Ciidle oo Bishii June ee sannadkaan lagu qabtay Soomaaliya isaga oo muddo 4 sano baxsad ka ahaa Dowladda Maraykanka laguna haysto 31 dambi oo ay kamid yihiin Musuq, lacag dhiqis, bixin Laaluush iyo…
Danjiraha Shiinaha ee Qaramada Midoobay, Sun Lei ayaa eedeyn culus u jeediyay Dowladda Maraykanka isaga oo ku dhaliilay in ay xasad aan dhammaad lahayn geliney Dunida maadaama ay meel fog iska dhigtay soo afjaridda Colaadda…
Dowladda Iiraan ayaa kordhisay beegsiga dalal badan oo carbeed oo Maraykanka xulufo ah kuwaas oo horay u siiyay saldhigyo Ciidan isla markaana ay ku doodayso in looga soo qaadayo duullaanka ku socda. Kuwait iyo Bahrain…
Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil, Benjamin Netanyahu ayaa buuq iyo orin kala kulmay Baarlamaankiisa oo uu doonayay in uu u jeediyo khudbad xasaasi ah. Xubanaha Baarlamaanka ee buuqa ku sameeyay ayaa ku dooday in uu Netanyahu doonayo…
Dowladda Talyaaniga ayaa sheegtay in ay qabatay 216 kiilo oo qaad ah oo laga soo geliyay dhinaca Magaalada Tel Aviv ee Dhulka Israa’iil ay ka haysato Falastiin, waxaa socda baaritaanno dheeraad ah oo la xiriira…