1. Home
  2. Banaadir

Category: DIBADDA/Wararka

Talyaaniga oo qabtay Qaad looga soo tahriibiyay Tel Aviv

Dowladda Talyaaniga ayaa sheegtay in ay qabatay 216 kiilo oo qaad ah oo laga soo geliyay dhinaca Magaalada Tel Aviv ee Dhulka Israa’iil ay ka haysato Falastiin, waxaa socda baaritaanno dheeraad ah oo la xiriira…

Afhayeenka Iiraan: Marinka Hormuz waxaa keliya dib loogu furi karaa marka la ixtiraamo xuquuqda Shacabkeenna

War goordhaw uu shaaciyay Afhayeenka Taliska Dhexe ee Khatam al-Anbiya, Ebrahim Zolfaghari ayaa lagu sheegay in marinka Hormuz keliya lagu furi karo marka la ixtiraamo xuquuqda Shacabka Dalkaas, waxaana uu meel fog ka istaagay hanjabaadda…

Dil lagu xukumay Hoggaamiyaha Kooxda RSF iyo xubno kale

Maxkamad ku taalla magaalada Port Sudan ee ay maamusho dowladda Suudaan ayaa dil ku xukuntay hoggaamiyaha ciidamada RSF, Maxamed Xamdaan Dagalo, kaddib markii lagu helay dambiyo dagaal, dambiyo ka dhan ah aadanaha iyo xasuuq la…

Dawladda Yemen oo weerar ku qaaday Garoonka Sanca

Dawladda caalamku aqoonsan yahay ee Yemen ayaa shaaca ka qaadday inay weerar ku qaadday garoonka diyaaradaha ee caasimadda Sanca, iyadoo dooneysa in ay ka hortagto  diyaarad laga leeyahay dalka Iiraan oo halkaasi ku dagi rabtay.…

Israa’iil oo duqayn culus ka fulisay Koofurta Gaza

Ciidanka Israa’iil ayaa duqayn culus ka fuliyay Koofurta Magaalada Gaza ee dhulka Falastiin aroornimadii hore ee maanta, waxa uu weerarkaan si gaar ah uga dhacay Xaafadda Al-Sabra sida ay xaqiijiyeen ilo kala duwan. Muuqaal uu…

Kenya oo sheegtay in ay dishay 11 xubnood oo katirsan AS

Ciidamada Ammaanka Kenya ayaa sheegay in ay dileen 11 xubnood oo katirsan ‘AS’ kaddib markii howlgal ay ka sameeyeen xadka uu dalkaas la wadaago Soomaaliya, ciidanka oo helay xogta xubnahaan ayaa si degdeg ah u…

Kulka ku dhuftay Ingiriiska, Faransiiska & Wales oo sababay dhimashada 5,200 oo qof

Hirarka Kulaylka ah ee ku dhuftay Ingiriiska & Wales Bilihii May iyo June ayaa sababay dhimashada 2,700 oo qof sida lagu sheegay daraasad cilmi-baaris ah oo uu soo saaray Xafiiska Saadaaasha Hawada ee Dalkaas. Dadka…

Qiimaha Saliidda Adduunka oo kor u kacday 4%

Saliidda nooca loo yaqaan Brent Crude ayaa kor u kacday 4% iyada oo halkii fuusto ay gaartay $79.11 sida ay ku warrantay Wakaaladda Wararka Reuters, waxaa laga cabsi qabaa in qiimuhu uu sare usii kaco…

Amiirkii hore ee Qatar ee Afgambiga xilka uga qaatay Aabihiis oo geeriyooday

Waxaa geeriyooday Amiirkii hore ee dalka Qatar ahna Aabbaha Amiirka dalkaas Sheekh Hamad bin Khalifa Al Thani isaga oo jiray 74 sano, ehelkiisa ayaa xaqiijiyay geeridiisa waxaana Dalkaas carbeed uu galay xaalad Tacsi ah. Sheekh…

Iiraan oo sheegtay in aysan u hoggaansami doonnin heshiiskii ay la gashay Maraykanka

Dowladda Iiraan ayaa ku dhawaaqday in aysan u hoggaansami doonnin heshiiskii ay la gashay Maraykanka kaddib markii Tehran ay ku andacootay in dhiggeeda Washington ay qaadday tallaabooyin burinaya heshiiskaas. Wasiirka Arrimaha Dibadda Iiraan, Abbas Araghchi…