1. Home
  2. DIBADDA/Wararka

Category: DIBADDA/Wararka

Obama oo maanta gaaray Nairobi,Sawirro

Madaxweynihii hore ee dalka Mareykanka Brack Obama ayaa maanta gaaray Magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa ku qaabilay Madaxtooyada,waxaana uu Obama caawa ka qeybgelayaa xaflad ay walaashiis oo Kenyaan ah qabsaneyso.…

Turkiga oo laga xusayo sanadguuradii 2aad ee Afgambigii dhicisoobay,Sawirro

Xalay oo kale 15kii July 2016kii Dalka Turkiga waxaa uu wajahay mid ka mid ah dhacdooyinka siyaasadeed ee wax badan ka soo dhacay Dalka Turkiga. Hayeeshee Habeenkaas waxaa uu ka duwanaa Afgambiyadii dhici jiray oo…

Amiirro u dhashay Imaaraadka oo u baxsaday Dalka Qadar

Wararka ka imanaya Dalka Imaaraadka Carabta waxaa ay sheegayaan in Amiirro u dhashay Dalka Imaaraadka Carabta ay iska dhiibeen dalka Qadar. Amiirka ugu caansan waxaa lagu magacaabaa Sheikh Rashid bin Hamad al-Sharqi, oo ah 31 jir,waana…

Madaxweynaha Eritrea oo gaaray Adis ababa,Sawirro

Wasaaradaha Warfaafinta Dalalka Itoobiya iyo Eritrea ayaa xaqiijiyay in Madaxweynaha Dalka Eritrea Isaias Afwerki,uu maanta tagay magaalada Adis ababa. Booqashada Isaias Afwerki ee Adis ababa waxaa ay la xiriirtaa casuumaad uu dhawaan u fidiyay Ra’isalwasaaraha Itoobiya Abiye…

123 qof oo ku dhintay qaraxyo ka dhacay Pakistan

Ugu yaraan 123 Qof ayaa ku dhintay qaraxyo labo ahaa oo ka dhacay Dalka Pakistan Jimcihii shalay. Qaraxyada ayaa lala beegsaday isu soo baxyada Xisbiyada u tartamaya doorashada ka dhaceysa Dalka Pakitsan 10 maalmood kaddib.…

Dhaqtar Jarmal ah oo ku Islaamay daraasad uu ku sameeyey suuradda Al Kahfi!

Mid kamid ah dhaqaatiirta waaweyn ee Jarmalka ayaa yiri: Maalin maalmaha kamid ah aniga oo safar ku jira ayaa waxa si kedis ah garoonka diyaaradaha igula kulmay wiil dhallinyaro ah, waxa uu I siiyey nuqul…

Isbeddelka Itoobiya & Is-muquuninta Qowmiydaha

Isbeddel ku cusub Xukunka iyo dhaqan-siyaasadeedka Itoobiya, laganayaabo in uu halistiisa yeesho ayaa hadda ku socda qaabkii ay Itoobiya u dhisnayd, kuna ahayd dowlad islaweyn muddo dheer, jabhadda xoreynta dadka Tigree oo la aasaasay sanadkii…