Obama oo maanta gaaray Nairobi,Sawirro

Madaxweynihii hore ee dalka Mareykanka Brack Obama ayaa maanta gaaray Magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa ku qaabilay Madaxtooyada,waxaana uu Obama caawa ka qeybgelayaa xaflad ay walaashiis oo Kenyaan ah qabsaneyso.

Waxaa uu dalka Koofur Afrika uga qeyb gelayaa Xuska dhalashada Madaxweynihii hore ee Koofur Afrika Nelson Mandela.

Amaanka Magaalada Nairobi ayaa aad loo adkeeyay iyada oo waddooyin muhiim ah oo ay ka mid tahay Waddamada Mombasa iyo Nairobi la xiray.

https://pbs.twimg.com/media/

https://pbs.twimg.com/media/

https://pbs.twimg.com/media/

Mustaqbal media

Read Previous

Hordhac: France vs Croatia & Wax Walba Oo Aad Uga Baahantahay Finalka Koobka Adduunka Russia 2018

Read Next

Muqdisho: Nin walaalkii Middi ku dilay