Turkiga oo kordhiyay Ciidamada iyo Tirada Maraakiibtooda ku sugan Xeebaha Soomaaliya
Dowladda Ingiriiska gaar ahaan waaxda la socodka Dadka soogalootiga ee dalkaas ayaa sheegtay in sannadkaan 2026 ay dalkooda dhinaca xuduudda biyaha ah ee Faransiiska la wadaagaan ay kasoo galeen tahriibayaal kala dhalasho duwan. UK ayaa…
Ergo ka socota Maraykanka oo ku sugan Magaalada Kyiv ayaa billaabay wadahadallo nabadeed oo lagu doonayo in lagu dhex dhexaadiyo Dalalka deriska ah ee colaaddoodu waqti dheeraatay ee Ruushka iyo Ukraine sida ay ku warrameen…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle ayaa sheegay in aanay marnaba aqbali doonnin in dalkiisa la farageliyo isaga oo dadkiisa ugu baaqay in ay ku garab istaagaan sidii looga hortagi lahaa halis weliba oo kusoo…
Dowladda Kenya ayaa sheegtay in waaxda u qaabilsan dambiyada ay gacanta ku dhigeen Labo Gabdhood oo Soomaali ah oo lagu eedeeyay in ay si sharci darro ah waddankaas uga dhoofinayeen Dahab gaaraya 658 garaam. Magacyada…
Dab ka kacay Xaflad Aroos oo ka dhacday Magaalada Kinshasha ee Caasimadda Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Congto ayaa sababay geerida 22 ruux sida ay ku warrameen kooxaha gurmadka degdega ah oo goobta gaaray. Si dhab ah looma…
Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil, Benjamin Netanyahu ayaa ku faanay weerarkii uu ku qaaday Magaalada Dooxa ee Caasimadda Dalka Qatar 9kii September sannadkii hore 2025 isaga oo qiray in uu ku dhintay sarkaal u dhashay Dalkaas uu…
Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay inuu jiro kacdoon ka dhan Turkiga iyo dad abaabulan oo doonaya in ay ka faafiyaan warar been abuur ah Xiriirka labada dal. Wasiirka Warfaafinta XFS, Cabdifitaax Qaasim oo maanta la hadlay…
Golaha loo dhaqan yahay Qaramada Midoobay ayaa u codeeyay Qariiradda cusub ee Afrika kaddib markii dalal kamid ah qaaraddaan ay gudbiyeen soo jeedin ay garab istaaag uga heleen dhinacyo kala duwan si cabirkooda loo saxo.…
Kooxaha Gurmadka ee loo xilsaaray raadinta dadkii lagu waayay daadadkii ku rogmaday Dalka Nepal ayaa soosaaray labo qof oo muddo 9 cisho ah ku xayirnayd god biyo mareen noqday iyaga oo nool sida ay hadalka…
Madaxa Golaha Madaxabannaan ee Suudaan, Janaraal Cabdilfitaax Al-Burhaan ayaa maanta gaaray Magaalada Asmara EE Caasimadda Dalka Eretareeya, waxaana soo dhaweeyay Madaxweyne isaias Afwerki iyo mas’uuliyiin kale. Kulamo ayay labada dhinac wada yeesheen iyaga oo kawada…