1. Home
  2. Banaadir

Category: PUNTLAND

Cameey: “Nabadda qoor qabadka ah ee Qaramada Midoobey ma soconeyso”.

Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Puntland C/Xakiin Xaaji Cumar Cameey ayaa rajo xumo ka muujiyay dadaalka Qaramada Midoobey iyo IGAD ay ku doonayaan in lagu joojiyo colaadda u dhaxeysa Maamullada Puntland iyo Somaliland. C/Xakiin Cumar Camey…

Howlgal ka socda Boosaaso iyo dil xalay ka dhacay

Wararka saaka naga soo gaaraya Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa sheegaya in Ciidamada amaanka ay wadaan howlgal lagu baadi goobayo koox dabley ah oo xalay dil ka geystay Boosaaso. Koox hubeysan ayaa xalay…

Guddoomiyaha Gobolka Bari oo ku baaqay nabad gelyada Oromada Gobolka

Guddoomiyaha Gobolka Bari ee Maamulka Puntland ayaa ku baaqay in la nabad geliyo dadka Oromada ah ee ku nool degaannada Puntland. Waxaa uu ka hadlayay kulan dhexmaray Waxgaradka Oromada iyo maamulka Gobolka Bari oo ka…

Puntland oo sheegtay in ay dishay 15 xubnood oo ka tirsanaa Al-shabab

Ciidamada Maamulka Puntland ayaa sheegay in ay dileen 15 xubnood oo ka mid ah Xarakada Al-shabaab kaddib howlgal ka dhacay Buuraleyda Calmadow ee degaannada Maamulkaas. Puntland waxaa ay sheegtay in ay sidoo kale dhaawac u…

Nin xalay wiil ku dilay Gaalkacyo oo Booliska isu dhiibay

Wiil Dhallinyaro ah oo xalay Fiidkii dil ka geystay maagaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa isu dhiibay Booliska isaga oo qirtay in falkaas dilka ahaa isaga geystay. Wiilkan ayaa markii ay Booliska weydiiyeen sababta…

Shirka Golaha Wasiirrada Somaliya oo maanta ka dhacay Garowe

Shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda  Soomaaliya ayaa waxaa lagu wadaa in uu maanta ka dhoco Magaalada Garowe ee Xarunta Maamulka Puntland. Ra’isalwasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa booqasho ku jooga degaannada Puntland isaga oo halkaas…

Guddiga Xuduudaha iyo Federaalka oo ka hadlay Caqabadaha Hortaagan Howshooda.

Gudoomiyaha Guddiga Madaxa Banaan ee Xuduudaha iyo Federaalka oo Wareysi gaar ah siiyay Idaacadda Mustaqbal waxa uu kaga hadlay Howlaha horyaalla Guddigooda. Caqabadaha dalka ka jira ayuu sheegay in ay hor taagan tahay in ay…

Madaxweynaha Puntland oo sheegay wada hadal inaysan ka galeyn colaada Tukaraq

Madaxweynaha maamulka Puntland C/wali Maxamed Cali (Gaas) ayaa waxa uu sheegay in marnaba aysan wada hadal ka geli doonin dagaalka kala dhaxeeya maamulka Somaliland, kaasi oo ku aadan colaada ka taagan degaanka Tukaraq. C/wali Gaas…

Ra’isalwasaare Kheyre oo maanta tagaya Garowe

Ra’isalwasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta tagaya Magaalada Garowe ee Xarunta Maamulka Puntland. Xasan Cali Kheyre waxaa uu ka qeybgelayaa xuska sanad guurada 20aad ee aas aaska Maamulka Puntland oo dhaceysa 1da Bisha…

Ra’isalwasaare Kheyre oo ku wajahan Garowe

Ra’isalwasaaraha Xukuumadda Somaliya Xasan Cali Kheyre ayaa lagu wadaa in uu booqasho ku tao Magaalada Garoowe ee Xarunta Maamulka Puntland. Safarka Ra’isalwasaaraha ee Garoowe ayaa salka ku haya dhagax dhigga mashaariic horumarineed oo laga fulinayo…