1. Home
  2. Banaadir

Category: PUNTLAND

Kismaayo: Akhriso hadallada ay ilaa hadda jeediyeen Madaxweynayaasha dowlad Goboleedyada,Sawirro

Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada hoose waxaa ka furmay shirka Dowlad Goboleedyada Soomaaliya,kaas oo ay ahayd in uu shalay furmo hayeeshee dib u dhacay maantana la furay. Qaar ka mid ah Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada…

Magacyada Golaha Degaanka ee Boosaaso oo la shaaciyay

Guddiga ansixinta Golaha degaanka Magaalada Boosaaso ayaa  shaaciyay magacyadooda,waxaana Golaha degaanka doorashadooda ay dhacday 28kii Bishii la soo dhaafay. Golihii degaanka ee hore ayaa waxaa kala diray madaxweynaha Puntland C/Wali Maxamed Cali Gaas. Guddiga ansixinta…

Al-shabab oo 418; weerar geystay lix bilood gudahood, Warbixin.

Daraasad lagu sameeyay weerarrada Al-shabab  ee dhacay intii u dhaxeysay October 2017 ilaa April 2018 oo ay u dhaxeyso lix bilood ayaa lagu faah faahiyay sida ay u dhaceen iyo meelaha ay ka kala dhaceen.…

Shirka dowlad Goboleedyada oo maanta ka furmaya Kismaayo

Wararka saaka ka imanaya magaalada kismaayo, ayaa sheegaya in a y socota qaban qaabadii u dambeysay ee furitaanka shirka golaha iskaashiga dowlad goboleedyada oo ka qabsoomaya Kismaayo. Guriga martida ee kismaayo waxaa xaadir ku ah…

Ciidanka Puntland oo howlgal ka fuliyay Boosaaso

Wararka ka imaanaya Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa sheegaya in Ciidamada Gaarka ah ee Puntland ay xalay Howlgalo ka sameeyeen qaybo kamid ah Xaafadaha magaalada. Xaafadaha xiga dhulka Buuraleyda ah ee ay ka…

Shirka Golaha Iskaashiga D.Goboleedyada oo maanta ka furmaya Kismaayo

Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada hoose waxaa maanta ka furmaya shirka Madaxda dowlad Goboleedyada Soomaaliya. Shirkan oo ah kii saddexaad ee ay yeeshaan Madaxweynayaasha dowlad Goboleedyada Soomaaliya ayaa waxaa dhamaadkii bishii la soo dhaafay…

Sawirro: Qaar ka mid ah Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada oo gaaray Kismayo

Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada qaarkood ayaa ku qul qulaya Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada hoose. Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada ayaa waxaa ay ka qeybgelayaan shirka Golaha iskaashiga Dowlad Goboleedyada oo berri ka furmaya Magaalada Kismaayo. Madaxweynihii…

Axmed Barre oo loo doortay Duqa Degmada Garawe

Magaalada Garowe ee Xarunta Maamulka Puntland waxaa lagu qabtay doorashada duqa degmadaas,waxaana doorashada kursiga duqa degmada ku tartamayay labo xubnood oo kala ah; Axmed Barre Siciid iyo Maxamed Abshir Jaamac. Golaha degaanka ee Garowe oo…

Baarlamaanka Puntland oo laalay mooshin ka dhan ahaa DPWorld

Baarlamaanka Maamul Goboleedka Puntland ayaa maanta diiday mooshin ka dhan ahaa sharikadda DPWorld ee maamusha Dekadda Magaalada Boosaaso. Mooshinkan oo ay bartamihii bishan Baarlamaanka horgeeyeen Xildhibaanno ka mid ah Baarlamaanka ayaa waxaa ay DPWorld ku…

Guddoomiyaha G.Bari oo ka hadlay dhismaha Golaha degaanka Boosaaso

Guddoomiyaha Gobolka Bari ee Maamulka Puntland Yuusuf Maxamed Wacays Dhedo ayaa sheegay in dhawaan la dhisayo Golaga degaanka ee Magaalada Boosaaso iyo midka Gobolka Bari. Yuusuf,waxaa uu sheegay in Golaha degaanka ee la dhisayo aysan…