1. Home
  2. Banaadir

Category: PUNTLAND

Maxkamadda darajada 1aad ee Puntland oo dil ku xukuntay labo Nin

Maxkamadda Darajada 1aad ee Maamulka Puntland ayaa xukun dil ah ku ridday labo Nin oo lagu eedeeyay in ay dhawaan dileen Nin kale. Qofka la dilay ayaa lagu magacaabi jiray,  C/Raxmaan Cabdullahi Axmed,kaas oo meydkiisa…

Golaha Wasiirrada Puntland oo ka shiraya go’aanka shirkii Kismaayo

Golaha Wasiirrada Maamulka Puntland ayaa maanta ka shiraya go’aankii ka soo baxay shirkii Kismaayo ee Madaxweynayaasha dowlad Goboleedyada sheegeen in ay ku hakiyeen xiriirkii ay la lahaayeen dowladda Federaalka ah. Waxa jira warar sheegaya in…

Aw-Xirsi: ” Dowlad-goboleedyadu kama qeybgelayaan shirka Muqdisho, aniga ayaa la ii wakiishay”,Maqal

Sida uu Mustaqbal Radio u sheegay Wasiirka Qorsheynta Jubaland Aadan Aw-Xirsi Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada ayaa diiday ka qeybgalka shirka Amniga Qaranka ee uu dhawaan ku dhawaaqay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo. Wasiir Aadan Aw-Xirsi  ayaa sheegay…

Dhimasho ka dhalatay Markab ku caariyay xeebaha Gobolka Mudug

Ugu yaraan hal qof ayaa la xaqiijiyay in uu dhintay halka labo kale ay ku dhaawacmeen kaddib markii rasaas lagu furay Dad u socday in ay u gurmadaan Markab ku soo caariyay Xeebta u dhaxeya…

Akhriso War-Murtiyeedka Shirka Kismaayo

Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada Soomaaliya ayaa war murtiyeed ka soo saaray shirkii maalmahan uga socday magaalada Kismaayo. Qodobada ugu muhiimsan waxaa ka mid ah in Dowlad Goboleedyada ay hakad geliyeen xiriirkii ay la lahaayeen dowladda…

Dowlad Goboleedyada oo hakadgeliyey wadashaqeyntii kala dhexeysay dowladda dhexe

War murtiyeed ka soo baxay Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada Soomaaliya oo shir ku lahaa Magaalada Kismaayo maalmihii la soo dhaafay ayey ku sheegeen in ay goalaha iskaashiga dowlad-goboleedyadu uu hakad geliyey wadashaqeyntii kala dhexesya dowladda…

Wasiirada Dowlad Goboleedyada oo laga doonayo xisaab cilin

Warqadda summaddeedu tahay MOF/OM/1316/18 soona baxday 05-Sep-2018 oo ay soosaartay wasaaradda maaliyadda dowladda dhexe ee Soomaaliya ayaa looga dalbaday wasiirada maaliyadda ee dowlad-goboleedyada Soomaaliya in ay kasoo xibsaab celiyaan lacagaha ay dowladda dhexe u gudbisay dowlad-goboleedyada…

Xildhibaan ku baaqay in la joojiyo dagaal beeleedka ka socda Gobolka Sool.

Waxay fahfaahin kasoo baxaysa dagaal beeleed dib uga soo cusboonaadey Koonfurta gobolka Sool, gaar ahaan degaan lagu magacaabo degaanka Dhumay. Cooladdan oo u dhaxeysa malleeshiyaad Qaab beeleed u abaabulan  ayaa waxaa la sheegay inay salka…

Duqa Degmada Boosaaso oo la doortay

Doorasho maanta ka dhacday Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ee Puntland ayaa lagu doortay duqda Degmada Boosaaso. Xilkan waxaa ku tartamayay Bashiir C/Salaan Bashiir iyo Maxamed Mire,waxaana codeyntii dhacday 28 cod oo ka mid…

Askar ka careysan shaqo ka eryiddooda oo weeraray saldhigga Garowe

Israsaaseyntan ka dhacay Magaalada Garoowe ayaa u dhaxeysay Ciidamada ammaanka Magaalada Garoowe iyo askar horay ugu tirsaneed oo dhowaan shaqada laga saaray kadib markii wax qabad la’aan lagu eedeeyay. Inta la xaqiijiyay labo sarkaal oo…