1. Home
  2. Banaadir

Category: PUNTLAND

SOMA oo maanta Galkacyo kusoo gababeysay Tababar kusaabsan Bedqabka suxufiyiinta

Tababarka bedqabka suxufiyiinta oo ay kaqaybgaleen 12 suxufi oo ka kala socday 8 xarun warbaahineed ayaa lagu qabtay Hotelka Aljazeera waqooyiga magaalada Galkacyo ee Puntland, waxa uu ahaa tababarkii 5aad oo kusaabsan bedqabka suxufiyiinta oo…

Wasiir ka tirsan Xukuumadda Kheyre oo maanta u tartamaya kursi Golaha shacabka ah

Magaalada Garowe ee Xarunta Maamulka Puntland waxaa maanta lagu qabanayaa doorashada kursi ka banaan Golaha shacabka Soomaaliya. Kursigan waxaa ku fadhiyay Xildhibaan hore Dhahar Cali Faarax,kaas oo kursiga ku beddeshay Qunsiliyadda Soomaaliya ee Jabuuti. Kursigan xubnaha…

Howlgal ka socda Boosaaso kaddib dil xalay ka dhacay

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa sheegaya in halkaasi uu saaka ka socdo howlgal ay fulinayaan Ciidamada amaanka Maamulka Puntland. Howlgalkan ayaa daba socda dil xalay ka dhacay Xaafadda Raf…

Eng Camey “Qolyaha UN-ka Naga Daaya Ajaanibta aad Shaqada siineysaan”.

Madaxwyne ku xigeenka Maamulka Puntland Cabdixakiin Xaaji Cabdullaahi Cumar (Eng Cameey) oo la hadlayay Hay’adaha Samafalka ee Hoos taga Qaramada Midoobe ayaa u sheegay in dhibaatooyinka ka jira ay qayb ka yihiin. Sababta waxa uu…

Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo Canshuureysa Warqadaha Dalaaq-muujinta.

Wasaaradda Maaliyadda Maamulka Puntland ayaa Maanta oo Talaado ah shaacisay in ay Carshuur kusoo rogtay Waqadda Dalaaq-muujinta ee Caddeyn ahaanta loo siiyo Haweenka la furo. Wasaaradda ayaa sheegtay in ay ka qaadeyso lacag dhan $20…

Madaxweyne Gaas oo Magacaabay Taliyaha Ciidamada Kaydka Puntland.

Madaxweynaha Maamulka Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas Digreeto oo uu soo saaray waxa uu ku magacaabay Taliyaha Ciidanka Kaydka ah ee Puntland. Digreetada oo Ku Taariikheysan Maanta oo ah 2-da Oktoobar waxa uu Madaxweyne Gaas…

4 Qof oo u dhashay Oromo oo lagu dilay Boosaaso

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa sheegaya in afar qof oo ka soo jeeda Qowmiyadda Oromada lagu dilay magaalada Boosaaso. Dilkan ayaa waxaa geystay Rag ku hubeysnaa Baskoolado,kuwaas oo toogtay…

Puntland oo sheegtay in ay Hub ka furatay Ciidanka Somaliland,Sawirro

Maamulka Puntland ayaa sheegay in dagaal dhexmaray Ciidamada Maamulka Somaliland iyo iyaga ay hub uga furteen. Saraakiisha Ciidanka Puntland ayaa sheegay in weerarka ay ku qaadeen Ciidanka Somaliland uu ahaa mid ay jidka ugu galeen.…

Puntland oo raalli gelin ka bixisay hadalkii Gaas ee ku socday Koofur Galbeed

Maamulka Puntland ayaa raalli gelin rasmi ah ka bixiyay hadal ay gef ku tilmaameen dadka degaannada Koofur Galbeed oo uu Madaxweynaha Puntland ka sheegay Magaalada Baran ee Gobolka Sanaag. Gaas ayaa isaga oo ka hadlayay…

Maxkamadda Ciidanka Puntland oo xukun ku ridday rag lagu eedeeyay Al-shabab iyo Daacish

Maxkamadda Ciidanka qalabka sida ee Maamulka Puntland ee Shanta Gobol ayaa maanta xukunno kala duwan ku ridday rag lagu eedeeyay in ay ka tirsanyihiin Xarakada Al-shabab iyo Daacish. Saddex ka mid ah Ragga la soo…