Dowlad Goboleedyada oo hakadgeliyey wadashaqeyntii kala dhexeysay dowladda dhexe

War murtiyeed ka soo baxay Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada Soomaaliya oo shir ku lahaa Magaalada Kismaayo maalmihii la soo dhaafay ayey ku sheegeen in ay goalaha iskaashiga dowlad-goboleedyadu uu hakad geliyey wadashaqeyntii kala dhexesya dowladda dhexe ee Soomaaliya.

Maamul Goboleedyada ayaa ku dooday in xiriirka Dowladda Federaalka ah iyo iyaga oo hakad ku jirayo inta dowladda Federaalka ah ay ka fulineyso ballamihii horay loo wada galay.

No automatic alt text available.

No automatic alt text available.

No automatic alt text available.

No automatic alt text available.

No automatic alt text available.

Mustaqbal media

Read Previous

Wadajir iyo Xamar Wayne oo usoo baxay wareegga Rubuc-dhamaadka tartanka kubadda cagta degmooyinka.

Read Next

Xidiga iyo Tababaraha bisha horyaalka Premier League oo la bixiyay.