1. Home
  2. Banaadir

Category: PUNTLAND

Culeyska Madaxda dowlad Goboleedyada ka heysta doorashooyinka ay gelayaan,Warbixin

Madaxda Maamul Goboleedyada waxaa heysta Culeys Siyaasadeed oo ugu imaanaya Doorashada ka dhaceyso Deegaanada inta badan Maamul Goboleedyada. Doorashada ugu ugu dhow ayaa ka dhaceysa Koofur Galbeed bisha November ee sanadkaan, waxaana soconaya abaabul iyo…

Maamulka Gaalkacyo oo ka hadlay dad Habeenkii furanaya baallayaasha ku shaqeeya Cadceedda

Maamulka Magaalada Gaalkacyo ee qeybta Maamulka Puntland ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen dad lagu eedeeyay in ay Habeenkii furtaan layrarka  ku shaqeeya Cad ceedda ee laga hirgeliyay Magaaladaaas. Maxamuud Yaasiin Axmed,waxaa Guddoomiyaha Magaalada…

Gaas: “ Somaliland,Daacish iyo Al-shahab heshiis ayey ku yihiin dagaalka Puntland”.

Madaxweynaha Maamulka Puntland C/Wali Maxamed Cali Gaas,ayaa waxaa uu ka hadlay amaanka degaannada maamulkiisa iyo cidda dagaalka kula jirta. Isaga oo boqolaal dadweyne ah Salaadda Ciidda kaddib la hadlayay ayuu Gaas kaga hadlay dagaalka uu…

Somaliland oo ka jawaabtay hadalkii Guddiga difaaca Puntland

Maamulka Somaliland ayaa ka jawaabay hadal shalay ka soo baxay Guddiga Difaaca Maamulka Puntland. War ka soo baxay Somaliland ayaa lagu sheegay in Somaliland uu wali dhul ka maqanyahay una hoggaansantay baaqa iyo dhex dhexaadinta…

Puntland oo ka baxday heshiiskii laga gaaray Colaadda Tukarraq

Wararka naga soo garaya Magaalada Garowe ee Xarunta Maamulka Puntland ayaa sheegaya in Guddiga difaaca Puntland ay magaalada kaga dhawaqeen dagaal ay sheegeen in ay ku xoreynayaan Gobolka Sool. Wasiirka arrimaha Gudaha Maamulka Puntland Cabdullahi…

Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo aqbalay mooshin ka dhan ah DPWorld

Xildhibaanno ka mid ah Baarlamaanka Maamulka Puntland ayaa waxaa ay gudbiyeen mooshin ka dhan ah Sharikadda DPWorld ee maamusha Dekadda Magaalada Boosaaso. Xildhibaannadan oo ay tiradooda gaareyso 21 Mudane ayaa waxaa ay Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulka…

Heshiis laga gaaray colaaddii Tukaraq iyo Ciidanka oo la kala qaadayo

Wararka aanu ka heleyno Degaanka Tukarraq ee Gobolka Sool,waxaa ay sheegayaan in Maamullada Puntland iyo Somaliland ay ku heshiiyeen in la kala qaado Ciidamada. Heshiiska labada dhinaca waxaa ka dambeeyay Urur Goboleedka IGAD iyo Wakiilka…

Daacish oo lacago ku soo rogtay Ganacsatada Boosaaso.

Wararka ay Magaalada Boosaaso ka heleyso Idaacadda Mustaqbal waxaa ay sheegayaan in Ururka Daacish uu dhaqaale bille ah ku soo rogay Ganacsatada Magaaladaas. Arrintan waxaa ay walaac  iyo cabsi ku abuurtay Ganacsatada Magaalada Boosaaso,iyaga oo…

Baarlamaanka Puntland oo kala tagaya bisha soo socota

Kulan Maanta Xubnaha Baarlamaanka Maamulka Puntland ay ku yeesheen Magaalada Garowe ayaa waxaa ay ka soo saareen qodobo dhowr ah oo ay ka mid tahay maalinta doorashada madaxtinimada,xilliga iyaga la kala dirayo iyo Shaqada Guddiga…

Nin Oromo ah oo xalay lagu dilay Boosaaso

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Boosaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa sheegaya in xalay Nin Oromo ah lagu dilay Magaalada Boosaaso. Ninkaas waxaa dilay Nin kale oo u dhashay isla Qowmiyadda Oromada,waxaana sababta lagu sheegay…