Akhriso War-Murtiyeedka Shirka Kismaayo

Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada Soomaaliya ayaa war murtiyeed ka soo saaray shirkii maalmahan uga socday magaalada Kismaayo.

Qodobada ugu muhiimsan waxaa ka mid ah in Dowlad Goboleedyada ay hakad geliyeen xiriirkii ay la lahaayeen dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya.

Waxaa ay dowladda ka dalbadeen in ay joojiso Faragelinta iyo ciisad abuurka,in ay garoshiyo ka bixiso faragelinta iyo in la helo nidaam lagu wada shaqeyn karo iyo qodobo kale.

No automatic alt text available.

No automatic alt text available.

No automatic alt text available.

No automatic alt text available.

No automatic alt text available.

No automatic alt text available.

Mustaqbal media

Read Previous

Xidiga iyo Tababaraha bisha horyaalka Premier League oo la bixiyay.

Read Next

Real Madrid oo ku raad joogta xidig da’yar City u ciyaara.