1. Home
  2. Banaadir

Category: PUNTLAND

Maamulka Puntland ma awoodaa in uu awood ciidan uga hortago Safarka MW Xasan Sheekh ee Gaalkacyo?

War kasoo baxay Maamulka Puntland ayaa lagu sheegay in uu ka walaacsan yahay safarka Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud uu ku tagayo Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug. Puntland ayaa intaas ku dartay…

Ciidanka PSF ee Gaalkacyo laga qabsaday oo dib u dejin loogu sameeyay Galmudug

Ciidan katirsan PSF oo dhowaan xeradii ay ku sugnaayeen ee Bariga Magaalada Gaalkacyo ay ka qabsadeen Ciidamada Maamulka Puntland ayaa gaaray Deegaanka Xananbuure ee Gobolka Galgaduud Dowlad-Goboleedka Galmudug. Ciidamadaan ayaa dib u dejin loogu sameeyay…

Puntland oo sheegtay in ay la wareegtay xero ku taalla Carmo

Maamulka Puntland ayaa sheegay in uu si buuxda ula wareegay xero ciidan oo ku taalla Magaalada Carmo halkaas oo ay ku sugnaayeen ciidamo hubaysan oo lagu eedeeyay in ay qalqalgelin amni iyo xasilooni darro ku…

Muxuu daaran yahay Safarka Siciid Deni ee Gaalkacyo?

Hoggaamiyaha Maamulka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa safar cawo socod ah xalay uga ambabaxay Magaalada Garoowe isaga oo kusii jeeda Magaalada Gaalacyo ee xarunta Gobolka Mudug. Deni ayaa lagu wadaa in uu Magaalada Gaalkacyo kula…

Maamulka Puntland oo sheegay in uu gacanta ku dhigay xerada Ciidanka PSF ee Gaalkacyo

War kasoo baxay Booliiska Maamulka Puntland ayaa lagu sheegay in ciidamada maamulkaas ay si buuxda gacanta ugu dhigeen Xerada Ciidanka PSF ee Bariga magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug. Maamulka Puntland ayaa ciidanka PSF ku eedeeyay…

Daraawiishta Puntland & PSF oo ku dagaalamaya Gaalkacyo

Dagaal u dhaxeeya Ciidamada Daraawiishta Dowlad-Goboleedka Puntland iyo Kuwa PSF ee Federaalka hoostaga ayaa ka socda Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug, waxaana warar hordhac ah laga helayaa khasaaraha ka dhashay dagaalkaas. Inta la xaqiijiyay…

Maamulka Puntland oo maanta maamuusaya 28 sano guurada kasoo wareegtay markii uu Dowlad-Goboleed noqday

Maamulka Puntland ayaa maanta maamuusaya 28 sano guurada kasoo wareegtay markii uu noqday Maamul Goboleed, waxaana munaasabaddaas oo xiligaan ka socota Magaalada Garoowe ka qaybgalaya Hoggaamiye Deni iyo mas’uuliyiin kale. Puntland oo heerar kala duwan…

Maamulka Cirro oo Fannaanka BK ka hor istaagay inuu u safra Garoowe

Maamulka Waqooyi Galbeed ee Soomaaliya ayaa maanta Garoonka Cigaal ee Hargeysa ka hor istaagay in uu ka dhoofo Fannaanka Maxamed BK, oo ku wajahnaa magaalada Garoowe halkaas oo la qorsheenayay in uu ku qabto bandhig…

Wasiir Al-Cadaala “Amniga Puntland waxaa mas’uul ka ah dowladda Soomaaliya.”

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala oo jawaab ka bixiyay eedaha Dowladda uga yimid Maamulka Puntland ayaa sheegay in mas’uuliyadda Amniga ay Dowladdu mas’uul ka tahay. Wasiir…

Cumar Cabdirashiid “Gaalkacyo ma’ahan Calmiskaad”

Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka Cumar Cabdirashiid Cali ayaa ka hor yimid ciidamo la sheegay in maamul gobaleedka Puntland uu ku soo daabulayo magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug gaar ahaan dhanka Puntland. Cumar ayaa…