1. Home
  2. Banaadir

Category: PUNTLAND

Markab Kalluumaysi oo shiinaha looga afduubtay xeebaha DG Puntland oo lasii daayay

Markab Kalluumaysi oo laga leeyahay Jamhuuriyadda Shiinaha oo koox burcad badeed Soomaali ah ay ku afduubatay xeebaha Deegaannada Dowlad-Goboleedka Puntland ayaa lasii daayay isaga iyo shaqaalihii la socday. War kasoo baxay Maamulka Shirkadda Markabkaas ayaa…

Deni oo sheegay in dacwad maxkamadeed ay ka furayaan Diyaaraddii dib looga celiyay Garoowe

Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay in dacwad maxkamad ay ka furayaan kiiska la xiriira diyaaraddii dib looga soo celiyay Magaalada Garoowe lana socdeen Xildhibaanno katirsan Baarlamaanka. Deni ayaa sheegay in arrintaan ay…

Siciid Deni “In la heshiiyo Ayay Danta Dalkaan ku jirtaa, Dhab buu naga yahay heshiiska”

Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa soo jeediyay in xoogga la saaro sidii heshiis loo gaari lahaa si loo gaaro danta Dalka oo ah in uu dunida inteeda kale wax la qaybsado sida uu…

Abaarta ka jirta Dalka oo saamayn horleh yeelatay

Abaarta ka jirta Dalka gaar ahaan Deegaannada Dowlad-Goboleedyada Koofur Galbeed, Jubbaland, Hir-Shabeelle, Galmudug, Puntland, Waqooyi Bari & Waqooyi Galbeed ayaa saamayn horleh kusii yeelatay Dad isugu jira Xoolo dhaqato & Beeralay. Sida ay Mustaqbal u…

Wufuud hordhac u ah Madaxweyneyaasha Puntland & Jubbaland oo Muqdisho kusoo wajahan

Sida ay ku warrameen ilo kala duwan, Magaalada Muqdisho waxaa kusoo wajahan wufuud hordhac u ah Madaxweyneyaasha Dowlad-Goboleedyada Puntland iyo Jubbaland oo ka qaybgalaya shirka Dowladda iyo Mucaaradka u dhaxeeya. Ilahaan ayaa inoo sheegay in…

Maxkamadda Gobolka Mudug oo dil toogasho ah ku fulisay Hodan Maxamuud Diiriye oo horay dil u gaysatay

Magaalada Gaalkacyo xarunta Gobolka Mudug waxaa saaka lagu toogtay Hodan Maxamuud Diiriye oo horay maxkamad ku xuntay dil toogasho ah kaddib markii lagu helay in ay dishay Saabiriin Cabdulle Saylaan oo ahayd Gabar gurigeeda ku…

DG Puntland & Jubbaland oo war kasoo saaray ciidankii maanta dib looga celiyay Muqdisho

War kasoo baxay waqti isku mid ah Dowlad-Goboleedyada Puntland iyo Jubbaland ayaa looga hadlay go’aanka Dowladda Federaalka ay maanta dib ugu celisay Diyaarado waday Ciidamo aad u hubaysan oo kasoo duullay Magaalooyinka Garoowe & Kismaayo.…

DFS oo dib u celisay Ciidankii hubaysnaa ee Siciid Deni & Axmed Madoobe iska soo hormariyeen

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa la sheegay in ay dib u celisay diyaarado waday Ciidamada hubaysan oo kasoo duullay Garoowe & Kismaayo isla markaana hordhac u ahaa Siciid Deni iyo Axmed Madoobe. Daqiiqado kahor inta aan…

Wafdi hordhac u ah Siciid Deni oo Muqdisho usoo ambabaxay

Wafdi isugu jira Ilaalada Madaxtooyada Dowlad-Goboleedka Puntland, Wasiirro iyo agaasinka Madaxtooyada Dowla-Goboleedkaas ayaa kasoo ambabaxay Magaalada Garoowe si ay u diyaariyaan soo dhaweynta Siciid Cabdullaahi Deni. Muuqaal laga soo duubay ciidankaas oo aad u hubaysan…

Wufuud hordhac u ah Madaxda Dowlad-Goboleedyada Puntland & Jubbaland oo Muqdisho kusoo wajahan

Wufuud hordhac u ah Wafdiga Madaxweyneyaasha Dowlad-Goboleedyada Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni iyo Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa saacadaha soo socda lagu wadaa in ay soo gaaraan Magaalada Muqdisho. Xubnahaan ayaa isugu jira Wasiirro iyo…