Aljeeriya oo dib u furanaysa Safaaradeedii Muqdisho ka dib muddo 40 sano ah
Dowlad Goboleedka Puntland ayaa xukun isugu jira Xabsi 7 sano ah iyo ganaax lacageed oo dhan $10,000 oo doollar ku ridday Maxamed Cabaas Maxamed oo lagu eedeeyay in uu gacansiiyay Kooxo Burcad Badeed ah.
Maxkamadda Darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka sida & Danbiyada culus ee Dowlad-Goboleedka Puntland ayaa sheegtay in lasoo bandhigay caddaymo muujinaya kiiska lagu eedeeyay sida hadalka loo dhigay.
Puntland ayaa xabsi ku haysa Rag kale oo ku eedeysan in ay ku kaceen falal Burcad badeednimo kuwaas oo qaarkood lagu soo qabtay Magaalooyinka xeebta leh sida ay ku warrameen mas’uuliyiin katirsan Dowlad-Goboleedkaas.
Mustaqbal
